Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Kufsi lagu eedeeyay Macalin Dugsi Qur’aan oo Been Abuur noqday iyo Xukun soo baxay

    Kufsi lagu eedeeyay Macalin Dugsi Qur’aan oo Been Abuur noqday iyo Xukun soo baxay

    December 21, 2022Updated:December 22, 20221 Min Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saartay xukun ay ku beri yeeshay Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu eedeeyay inuu kufsaday gabdho yaryar, kadib baaritaan lagu sameeyay gabdhaha.

    Kiiskan oo markii ugu horeysay ay faafisay taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Gen. Zakiya Xuseen Amxed qoraalkeeda ku tiri: “Taliska Boliiska Galmudug gaar ahaan saldhiga degmada Dhusamareeb ayaa ku guuleystay soo qabashada Edeysane Shuceyb Cabdi Maxamuud 27 jir macalin dugsi ah oo 3 gabdho oo labo ay yihiin 9 jir midna ay tahay 7 jir kufsi u geystay”.”

    18-kii Bishan ayey Maxkamadda Galgaduud caddeysay in baaritaan dheer ka dib kiiska uu been abuur noqday, waxaana gabdhaha yaryar ee la sheegay in la kufsaday loo diray isbitaallo caddeeyay inaysan jirin kufsi ah oo loo geystay; kadibna la fasaxay Macalinkii, waxaana shir jaraa’id qabtay hooyooyinka gabdhaha oo raaligelin macalinkoodii dugsiga Quraanka.

    Macalin Shuceyb Cabdi Maxamuud oo kamid ah macaliinta Qur’aanka ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in wixii ku dhacay ay qadar ahayd, isla markaana uu cafiyey dadkii ka danbeeyay beenta laga faafiyay.

    Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Gen. Zakia ayaa faafisay kiiskan, isagoo aan caddeyn, waxayna dad badan aaminsan yihiin in arrimahan ay yihiin qosheyaal lagu doonayo in lagu weerarro macalimiinta Diinte ee Dugsiyada Qur’aanka.

    Dhuusamareeb Galmudug Kiis Macalin Dugsi Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya oo War kasoo saaray Imaanshaha ciidamadii ku sugnaa Eritrea iyo shaqada..
    Next Article Bandow Kedis ah oo Caawa Muqdisho ka jira iyo Wadooyinkii muhiimka ahaa oo la xiray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo