Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Faahfaahin: Kulankii dhex maray Madaxda Puntland & Wafdiga IGAD [Daawo Sawirro]

    Faahfaahin: Kulankii dhex maray Madaxda Puntland & Wafdiga IGAD [Daawo Sawirro]

    March 27, 20162 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 27-March -2016 waxaa uu garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka Garoowe kusoo dhoweeyey Wafti Ballaadhan oo  oo ka socdey urur goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey xog-hayaha guud ee urur goboleedka IGAD Ambassador Maxbuub Macallin.

    Waftiga ayaa loosoo gudbiyey Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe waxaana halkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyadoona ay wada qaateen kulan gaar ah oo looga hadlayey mashaariicda horumarineed ee urur goboleedka IGAD uu ka fuliyo Puntland.

    Waftigaasi ka socdey urur goboleedka IGAD ayaa ujeedka Socdaalkoodu waxaa uu ahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland oo ay kamid tahay dhammaystirka wejiga labaad ee garoonka caalamiga ah ee Boosaaso iyo hambalyo ay uwadeen ciidamada qalabka sida ee Puntland oo ka sifiiyey kooxihii sharwadayaasha ahaa ee duullaanka kusoo qaaday goobo kamid ah deegaano xeebeedyada  Puntland.

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Igad ay kaduliso Puntland masaariic dhowr ah isla markaana ay maanta u yimaadeen in ay sii xoojiyaan dardar gelinta mashaariicdaasi iyo hirgelinta mashaariic kale oo cusub oo ay kamid tahay dhammaystirka wejigii labaad ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, barnaamijyo la xiriira adkaynta nabadgeliyada, iyo dugsiyo lagu baran doono farsamada gacanta iyo Kalluumaysiga oo dhowaan laga hirgelin doono Puntland.

    Xog-hayaha guud ee urur goboleedka IGAD Ambassador Maxbuub Macallin ayaa ugu horrayn hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyey ciidamada difaaca Puntland oo iyagoo aan wax taageero caalami ah aan haysan guulihii taariikhiga ahaa kasoo hooyey kooxihii sharwadayaasha al shabaab ee duullaanka kusoo qaaday Puntland, isla markaana waxa uu arrintaasi ku tilmaamay in ay tahay mid lagaga dayan doono Puntland.

    Ambassador Maxbuub ayaa sidoo kale sheegay in dhammaystirka wejiga labaad ee garoonka caalamiga ah ee Boosaaso ay bilaabi doonaan bisha April ee foodda inagu soo haysa ilaa bisha May toddobaadka ugu horreeya, sidoo kale waxaa uu sheegay Ambassador Maxbuub in ay ka qaby qaadan doonaan abaaraha kajira Puntland.

    —DHAMMAAD—

    XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

    IMG_3549IMG_3550IMG_3554IMG_3557IMG_3563IMG_3565IMG_3569IMG_3574IMG_3581IMG_3583IMG_3585IMG_3590IMG_3592IMG_3593IMG_3601Kulan dhex maray Madaxweynaha Puntland & Wafdiga IGADKulan dhex maray Madaxweynaha Puntland & Wafdiga IGAD

    Garowe IGAD Wafdiga Igad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax lala beegsaday ciidamada dowladda ee degaanka Buurane
    Next Article Nin uu dhalay ganacsade caan ah oo caawa lagu dhex dilay Masjid ku yaala Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo