Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Kulan dhex maray Madaxweyne Farmaajo & Dhaxal-sugaha Imaaraadka [Maxaa kasoo baxay?]

    Kulan dhex maray Madaxweyne Farmaajo & Dhaxal-sugaha Imaaraadka [Maxaa kasoo baxay?]

    April 10, 2017Updated:April 10, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta  iyo ku xigeenkaTaliyaha ciidamada dalkaasi Sheekh Maxamed Bin Zayed ayaa Qasriga Baxr ee magaalada Abu Dhabi ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dalkaasi booqanaya.

    Kulanka waxaa looga hadlay xiriirka labada dal, iyo xoojinta iskaashiga labada dal, iyadoo ay ka wadahadleen labada dhinac mashaariiicda Imaaraadku ka fuliyo Soomaaliya ee dib u dhiska iyo horumarinta isugu jira iyo deeqaha uu siiyo dadka Soomaaliyeed.

    Wakaalada wararka Imaaraadka ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya u bandhigay dhaxal sugaha qorshaha dowladiisa ee la dagaalkanka argagixisad iyo dib u soo celinta ammaanka iyo xasiloonida Soomaaliya.

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Imaaraadka taageerada joogtada ah iyo kaalmada ay siiso Soomaaliya, iyadoo aan la iloobi karin ayuu yiri is barbartaagga Imaaraadka ee Soomaaliya xilliyada adag ee ay mareyso. wuxuuna mahad aan la koobi karin u celiyay hogaamiyeyaasha Imaaradka Carabta.

    Dhaxal sugaha Imaaraadka ayaa dhinaciisa caddeeyay in dowladda Imaaraadka Carabta ee uu hogaaminayo Sheekh Khaliija Bin Zayid Al-nahyan ay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya iyo kaalmeynta dib u dhiska hay’adaha dowliga ah si oo xoojiyo ammaanka iyo horumarinta.

    Wuxuu  xaqiijiyay in Imaaraadku sii xoojin doonto xiriirka taariikhiga ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya ayna taageereyso dadaalka madaxweyne Farmaajo ku doonayo soo celinta nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.

    Dhinaca Imaaraadka waxaa kulanka goobjooge ka ahaa wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Anwar Maxamd Qarqaash, ku xigeenka  xoghayaha guddiga sare ee Amniga Imaaradka, halka Soomaaliya ay goobjoog ahaayeen wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada C/qaadir Macalim iyo mas’uuliyiin kale.

    Farmaajo Imaaraadka Sheikh Mohamed Bin Zayed Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Markab laga furtay Burcad Badeed heysatay & shaqaale ajnabi ah oo la qafaashay
    Next Article Muqdisho oo u diyaargarowday soo dhoweynta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo