Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo Kooram la’aan u baaqday & Dood ka dhalatay shaqada xildhibaannada

    Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo Kooram la’aan u baaqday & Dood ka dhalatay shaqada xildhibaannada

    September 26, 20181 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa u baaqday kooram la’aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen tirada kooramka looga baahnaa xildhibaannada Baarlamaanka.

    Xildhinaannada oo maanta u balansanaa doodda socota eeĀ  xeer-hoosaadka Golaha shacabka oo qabyo ahayd. Wuxuuna kulankii 7-aad ee kalfadhiga afaraad la soo xiray markii soo xaadiri waayeen xildhibanno kooram dhan.

    Waxaa soo xaadiray kulanka maanta 120 mudane, iyadoo ay Baaralmaanka u diiwaangashan yihiin 273 Mudane oo intooda badan ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho.

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Mursal ayaa amray in la akhriyo xildhibaannada ka maqan kulankii maanta, wuxuuna sheegay inaan la aqbali karin in xildhibaanno jooga magalada Muqdisho ay ka maqnaadaan, wuxuuna caddeeyay in 16 xildhibaan ay fasax ku maqan yihiin, iyadoo ku dhowaad 140 mudane ay sabab la’aan u maqnaayeen.

    Xildhibaannada ayaa intooda badan xaadiray xilliyada ay jiraan doorashada iyo mooshinnada, laakiin waxay ka baaqsadaan kulamada caadiga ah ee Baarlamaanka, taasoo su’aalo badan laga keenay hab dhaqankooda iyo cidda ay tahay inay la xisaabtanto.

    Baaralmaanka Kooram Xildhibaannada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAaden Barre oo Madaxweyne Farmaajo u jeediyey talo ku saabsan Maamul Goboleedyada [Akhriso]
    Next Article Warbixin Dheeraad ah & Xog Cusub oo ku saabsan Dilkii Marxuum Axmed Dowlo [Qormo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo