Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kulankii wadahadalka Mooshinka Madaxweynaha oo baaqday & war kasoo baxay Jawaari

    Kulankii wadahadalka Mooshinka Madaxweynaha oo baaqday & war kasoo baxay Jawaari

    October 7, 20151 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii lagu waday inuu maanta furmo si looga wadahadlo Mooshinka laga keenay madaxweynaha oo uu ku baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa baaqday kadib markii qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoonka Baarlamaanka lagu sheegay in shirku baaqday iyadoo uu dalka ka maqan yahay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid.

    Jawari-Jeylaani-iyo-mahad

    Qoraalka guddoonka Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in wadahadalka mooshinka uu dib ugu dhacay iyagoo uu dalka Imaaraadka Carabta tegay Ra’iisal wasaaraha oo lagu waday inuu shalay dib ugu soo laabto dalka kadib markii uu ka soo qey galay shirkii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inuu 10-ka bisha ku soo laaban doono dalka.

    Madaxweynaha ayaa hore ugu wakiishay inuu wadaxaajoodka Mooshinka u metelo Ra’iisal wasaaraha, wakiilna uga yahay waanwaanta laga gelayo arrinta mooshinka. Dhinaca kale inta badan xildhibaanada keenay Mooshinka ayaa qaadacay intooda badan wadahadalka, waxaana maanta xarunta Baarlamaanka Villa Hargeysa tegay xildhibaano kooban.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

     

    Baarlamaanka Wadahadalka Mooshinka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWadahadalkii Dowlada Somaliya iyo Somaliland oo dib loo bilaabayo
    Next Article Guddoomiye Jawaari oo dalbaday in degdeg loo sii daayo weriyeyaasha Telefishanka Universal

    Related Posts

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii Ergaynimo ka xayuubiyay Xildhibaan taageeray Itoobiya

    September 1, 2024

    Xildhibaanno taageeray Itoobiya oo lagu baaqay in Dacwad lagu soo oogo, lagana xayuubiyo..

    September 1, 2024

    Sheekh Shariif oo abaabul ku bilaabay Xildhibaanada Labada Aqal ee Beesha Hawiye

    August 26, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo