Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Kuleylka Qoraxda ma dili karaa Virus-ka Corona…? (Daraasadii ugu danbeysay & Faahfaahin)

    Kuleylka Qoraxda ma dili karaa Virus-ka Corona…? (Daraasadii ugu danbeysay & Faahfaahin)

    April 24, 2020Updated:April 24, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo in muddo ah dood ka taagneyd in kuleylka Qoraxda uu dili karo ama yareyn karo awoodda Coronavirus ayaa daraasadii ugu danbeysay ay sheegtay in shucaaca qoraxda ee tooska ah yareyn karo virus-ka.

    Sida uu sheegay William Bryan oo ah sii-hayaha madaxda Waaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mareykanka u qaabilsan Sayniska iyo Tiknologiyada Coronavirus wuxuu ku tarmaa cimilada qalalan iyo goobaha xiran, waxaana aad ugu darran qoraxda iyo cimilada qoyan, isagoo awoodiisa lumiya mar kastoo kuleylka qorraxdu ama qoyaanku sii bato.

    Waxaa la saadaalinayaa in xilliga xagaagga ay yaraan doonto saameynta cudurka Coronavirus. Isagoo ka hadlayey Aqalka Cad ee Magaalada Washington ayuu sheegay Wiliam Bryan inuu si degdeg ah ku dhimayo virus-ka Corona marka shucaaca qorraxda ee tooska ahi ku dhacdo.

    Arrintan oo marar badan laga hadlay ayaa waxaa dood ka keenay culimo iyo dhaqaatiir ku doodeysa in cudurku ku fiday dalal aad u kulul iyo cimilo qoyan.

    Dhinaca kale Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digtay inuu qofku qoraxdu isu dhigo aysan waxba ka tareynin Coronavirus marba haddii uu jirkiisa ku jiro, waxayna dadka ugu baaqday inaysan adeegsan kuleylka korontada dhaliso, sida laambadaha la isku diiriyo.

    Waxaa muuqata inaan la isku raacsaneyn saameynta kuleylka qorraxda ku yeelan karto Coronavirus ee ah mid si weyn u fida, waxaana weli socda baaritaanka lagu hayo Virus-ka oo fara ba’an ku dunida oo dhan.

    Corona Virus Cudurka Corona Cudurka cORONA VIRUS Cudurka COVID-19 USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Qaraxyo is-miidaamin ah ku qaaday saldhigga AMISOM ee Baraawe & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Faahfaahin: Alshabaab oo weerarro is-miidaamin ku qaaday Garoonka Baraawe & Gaari ku qarxay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo