Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Kulliyada Shareecada ee Jaamacadda Soomaaliya oo qabatay Kulan Cilmiyeed [Sawirro]

    Kulliyada Shareecada ee Jaamacadda Soomaaliya oo qabatay Kulan Cilmiyeed [Sawirro]

    January 13, 2019Updated:January 13, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nadwo cilmiyeed ay soo qaban qaabisay kulliyadda shareecada iyo Daraasaadka Islaamka ee Jaamacadda soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hoolka weyn ee Jaamcadda (UNISO), Xarunta Osman Geedi Raage (OGR) Campus.

    Nadwadan oo cinwaankeedu ahaa “Muhimadda uu barashada cilmiga shareecadu u leeyahay qofka iyo bulshada” ayaa waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah culimada soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadda, waxaana kalmado soo jeedin ku kala lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Sheekh Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Yare), Dr. Sh. C/Razaaq Mucalim Aadan.

    Sheekh C/qaadir Yuusuf Cismaan oo daahfuray Nadwada ayaa ka hadlay muhimadda ay nadwooyinka noocan oo kale ah ay u leeyihiin bulshada soomaaliyeed, isagoo soo dhaweeyay Culimada, kasoo qeybgalayaasha iyo martisharafta.
    sidoo kale sheekh Axmad Yare oo kamid ahaa culimadii wax ka soo jeedinaysay nadwada ayaa ka hadlay Fadliga iyo sharafka uu leeyahay qofka cilmiga sharciga baranayo iyo faa’idada wanaasan uu u leeyahay Shaqsiga iyo Bulshada intaba.

    Halka uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal si Live ah uga qeybqaadanayay Nadwada isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Wuxuuna sheekhu si qotadheer uga hadlay Aadaabta Barashada Cilmiga sharciga, in leesku booriyo iyo caqabadaha ku hor gudban, asagoo su’aalaha la waydiiyay si toos ah uga jawaabay dardaarana kusoo xiray.

    Waxaana sidooo kale goobta kalimad muhim ah ka jeediyay Dr. Sh. C/rizaaq Macalin Aadan oo ku xeeldheeraaday Doorka ay kulliyadaha shareecadu ku leeyihiin adeegga bulshada iyo sare uqaadista barashada cilmiga shareecada, su’aalaha la waydiiyayna si faahfaahsan ayuu uga jawaabay asagoo ku soo xiray dardaaran iyo guubaabo waafaqsan qeybtiisa.

    Ugu danbeyntii waxaa nadwada soo xiray Camiidka Kulliyadda Shareecada iyo Diraasaadka Islaamka Ee Jaamcadda Somaaliya (UNISO) Dr. Axmed Jeylaani Sh. Maxamed (Mucalim Jeylaani), Wuxuuna mahadnaq balaaran u jeediyay maamulka jaamacadda soomaaliya, Culimada ka qeybqaadatay nadwada, Ardayda iyo macalimiinta kasoo qeybgashay, Martisharafta, Warbaahinta iyo cid waliba oo kaalin ka geysatay qabsoomidda Nadwada, isagoo xusay in Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda soomaaliya ay ugu tala gashay Nadwadan iyo kuwo lamidka ah oo u qorsheysan mustaqbalka dhaw ay noqoto mid lagu dardargalinayo sare u qaadida adeegga ay kulliyadda Shareecadu u heyso bulshada, isagoo sidoo kale ku nuuxnuuxsaday in jaamacadda soomaaliya ay tahay minbar u furan dhammaan culimada soomaaliyeed.

    Nadwada ayaa kusoo gabagabowday jawi aad u wanaagsan iyadoo ay dhamaan dadkii kasoo qeybgalayna muujiyeen in aad ula dhacsanaayeen sida sida loo maamulay loona soo dhaweeyay, Qaabka ay nadwadu u dhacday, goobta ay ka dhacday iyo kalmadihii kala duwanaa ee ay Culimada kasoo jeediyeen halkaas.

    Muqdisho UNISO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Kalluumeysiga oo difaacay Heshiis Kalluumeysi oo Ruqsad lagu siiyey 31 Shirkad oo Shiinees ah
    Next Article Qarax lala beegsaday Ciidamo ka tirsan Puntland oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyey, Gobolka Bari

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo