Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»La-taliyihii Farmaajo oo si toos ah u taageeray Alshabaab (Wasiir u jawaabay iyo Falcelin)

    La-taliyihii Farmaajo oo si toos ah u taageeray Alshabaab (Wasiir u jawaabay iyo Falcelin)

    July 12, 20242 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo sidoo kale soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ninka lagu magacaabo ayaa muran weyn ka dhaliyey Baraha Bulshada kadib markii dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay Alshabaab xilka u banneyso si ay ula dagaalamaan Itoobiya.

    Cabdi-Saciid Muuse oo wareysi siiyay BBCSomali ayaa si cad u sheegay in cidda kaliya ee la dagaalami karta Itoobiya ay tahay Alshabaab, dowladda Soomaaliyana ay tahay mid taag darran oo aan xitaa qaadan karin go’aano adag.

    Cabdi-saciid ayaa ku dooday in Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu yahay nin Mayal-adag oo xagjir ah, isla markaana cidda ka hortegi karta oo la mida ay tahay Alshabaab, sidaas darteedna uu ku talinayo in Alshabaab meesha loo banneeyo sida uu yiri.

    Siyaasiyiin iyo dadkii ugu badnaa ayaa naqdiyey Wasiirka hore, waxayna tilmaameen in hadalkiisa uu caddeyn u yahay isku-milanka kooxdii Farmaajo iyo Alshabaab oo hadda si cad dibadda ugu soo baxaya.

    Dadka ka falceliyay wareysiga Cabdi-saciid waxaa ka mida Wasiirka Batroolka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo qoraal uu faafiyay isagoo sheegay in marka hore Cabdi Saciid aanu ahayn mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.

    Wasiir C/risaaq ayaa intaas ku daray in Cabdi-sacuud 15-daqiiqo si nacasnimo ah u hadlayay, una muuqday inuu taageersan yahay Al-Shabaab.

    Dhinaca kale Cabdi-saciid oo ka jawaabay muranka uu dhaliyey Wareysigiisa ayaa qoraal kale ku sheegay inuu arkay kooxo uu sheegay inay lacag la siiyo iyo Wasiirka Musuqmaasuq ku caan ah oo isku dayay inay warkiisa ka jeediyaan qaabkii uu ahaa oo ah Itoobiya & waxqabad la’aanta dowladda Muqdisho.

    Cabdi-Saciid ayaa been abuur ku tilmaamay eedeynta loo jeediyay ee ah Shabaabnimo iyo inuu taageero kooxda, kadib wareysigiisa buuqa ka dhaliyay Baraha bulshada.

    Alshabaab Cabdi Saciid Muuse Itoobiya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleItoobiya oo Somaliland u tababareysa Ciidamo kala shaqeyn doona Qorshaheeda Badda Somaliya
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo