Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LA-YAAB: Gabar 7 sano jir ah oo Ilaahad la caabudo ka noqotay dalka Nepal

    LA-YAAB: Gabar 7 sano jir ah oo Ilaahad la caabudo ka noqotay dalka Nepal

    September 16, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa la yaab leh inay dunida maanta ka jiraan dadyow badownimadoodu gaartay inay caabudaan dad iyaga la mida,  sida ka jirta dadka Buudiyiinta iyo Hinduuga ah.

    Dhowaan  Gabar yar oo 7 sano jir ah ayaa dalka Nepal loo xulay inay noqoto Ilaah, kadib markii laga helay sida la sheegay tilmaamo lagu xusho qofka gaaraya maqaam ay yaqaanaan KIMARU oo ah in qofkaas Ilaah laga dhigo.

    yunika5

    Calaamadahas ayay sheegeen inay ka heleen gabadhan oo lagu magacaabo Yunika, waxaana ka mida inay suniyaheeda u eg yihiin kuwa lo’da, codkeeduna fasiix u yahay sida Boolo-boolada, waana caado dadka reer Nepal ay leeyihiin muddo qarniyo ah oo lagu doorto Ilaahyada KIMARU oo ay u heystaan inuu ruux Ilaahi ah qofkaas yar ku dhex jiro oo ku nool dadka, markaasoo ay si isku mida u caabudayaan Buudiyiinta iyo Hidduuska.

    Bandhiga roobka ee dalkaasi ka dhaca bisha July ayay isugu yimaadeen dad fara badan oo gabadhaas yarta ah u barakeystaan, waxaana dadkaasi ka mid ahaa Ra’iisal wasaaraha Nepal Pushpa Kamal Dahal.

    Gabadhan ayaa weli da’deedu yar tahay waxayna la nooshashay waalidkeed, waxayna dadku dalkaasi aaminsan yihiin in cid kastoo indhaheedu qabtaan ay barako iyo nasiib badan ka heleyso.

    Aabaha dhalay gabadha ayaa sheegay in markii gabadhood loo doortay Ilhaanimada ay joojiyeen shaqadii ay hore u hayeen oo iyada uun ay ka fekeraan xanaanadeeda. Waxaana u soo baxday shaqo adag oo ah in qofka KIMARU noqdo aan loo ogoleyn inuu ka baxo guriga, isla markaana ay cagahiiisu dhulka gaaraan.

    DAAWO SAWIRRO

    yunikayunika1yunika3yunika4yunika5

    La yaab Nepal Xulshada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Baabuur Qaad siday ku gubay Gobolka Sh/Hoose & Gaari la qafaashay
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Musharixiin & Siyaasiyiin taageeray mowqifka Ugaas Xasan ee Shirka Jowhar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo