Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LA-YAABKA DUNIDA: Nin Kuweyti oo mar qura wada guursaday 4 xaas [DAAWO]

    LA-YAABKA DUNIDA: Nin Kuweyti oo mar qura wada guursaday 4 xaas [DAAWO]

    June 24, 2016Updated:June 24, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    LA-YAABKA DUNIDA: Nin Kuweyti oo mar qura wada guursaday 4 xaas
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa mar qura qabsaday baraha bulshada ku xiriirto ee Carabta warka ku saabsan in nin u dhashay dalka Kuweyt uu mar kaliya guursaday afar haween ah oo weliba uu la wada aqal galay.

    Arrintan ayaa ahayd warka ugu weyn ee Carabtu hadal heystay toddobaadkan oo dhan. Ninkan waxaa lagu magacaabaa Amiin waxaana la sheegay in qisadan oo dhami timid markii uu booqday xarun lagu diyaariyo lebiska Aroosyada.

    Amiin iyo xaakiisa oo ah dhaqtarad lagu magacaabo Khaluud ayaa booqday xaflad caruus loogu magac daray oo lagu soo bandhigo dharka loo xiro haweenka arooska ah,  waxayna isaga iyo xaaskiisa ay sawirro la galeen saddex gabdhood oo dharka arooska ee ay xayeysiinta u sameynayeen xirnaa si ay u xayeysiiyaan.

    LA-YAABKA DUNIDA: Nin Kuweyti oo mar qura wada guursaday 4 xaas

    Warkan waxaa faafisay jariirada ALRA’YI ee caanka ka ah dalka Kuweyt , iyadoo weliba sii raacisay in lacag gaareysa 400,000 Dirham oo lacagta Kuweyt ah oo afar boqol kamida ay tahay meher, boqolka soo hartayna kharashkii bisha malabka.

    Video laga duubay xaladaasi ayaa si degdeg ah ugu faafay baraha bulshada iyo internetka, waxaana  dhacday in si weyn loo wadaago loona warbixiyo, waxayna sheekadii noqotay mid weyn oo dundia carabta oo dhami qabsatay.

    Sheekada Amiin laga sameeyay ayaa gaartay in lagu sifeeyo inuu afar haween ah u guursaday ciil uu ka qaaday xaaskiisii hore ee ay kala tageen oo ku ceebeysay  inuusan naag kale guursan karin.

    Arrintan oo dhami waxay ka dhalatay xayeysiis la bedelay, ninka sheekadan laga sameeyayna waa kan ka muuqda Video-ga hoose, xaaskiina waa tan marka koowaad lasoo muuqata.

    DAAWO VIDEO

    Xulashada Wadani.com

    AMIIN Kuweyt Nin afar xaas guursaday ma qura Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLaba halis oo ka dhalaneysa xubnaha Aqalka Sare laga siiyay Beelaha Banaadiriga [Warbixin]
    Next Article Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday & Wasiiro cusub [Magacyada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo