Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LA-YAABKA DUNIDA: Nin Shiinees ah oo guursaday Gabar uu sameystay oo Robot ah [Video & Sawirro]

    LA-YAABKA DUNIDA: Nin Shiinees ah oo guursaday Gabar uu sameystay oo Robot ah [Video & Sawirro]

    April 4, 2017Updated:February 12, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin Shiinees ah ayaa sameysay haweeney Robot ah oo uu xaas ka dhigtay, kadib markii uu ka daalay inuu raadiyo jaceyl iyo xaas bani’ aadam ah oo uu nolol la wadaago.

    Ninkan oo ah injineer qalabka caaqilka ah ayaa lagu magacaabaa  Zheng Jiajia, waana 31 sano jir, waxaana la sheegay inuu sidoo kale karaahsaday codsiyadaha waalidkiis oo mar waliba ka doonayay inuu guursado.

    Arrintan waxay ku dhalisay Zheng inuu sameys haweeney Robot oo qalab elecronik ah laga sameeyay kadibna uu la aqal galay, taasoo noqotay arrin si weyn looga hadal hayo caalamka.

    Gabadha uu guursaday ee uu sameystay ayuu ugu magac daray Yingying, waxaana loo suuradeeyay sida gabar Shiinees ah iyadoo ereyo kooban ku hadai karta. Kadib laba bilood uu haasaawe la wadaagayna wuxuu u soo lebisay sida aroosyada Shiinaha dhaqankoodu yahay, waxaana xaflada arooska oo ka dhacday magalaada Hangzhou kasoo qeyb galay ninkan hooyadiis iyo saaxiibadiis.

    Inkastoo aan si sharci ah loo aqoonsan inay xaas yihiin haddana waxay arrintan muujineysaa dhibaatada isu dheelitirka jinsiga ee ka taagan dalka Shiinaha, taasoo la sheegay in 114 qof ee rag ahba ay ku soo beegmeyso 100 haween ah, waxaana ugu wacan siyaasad Shiinaha muddo ku dhaqmayay oo ah in qoys waliba uu yeelan karo hal canug.

    DAAWO SAWIRRADA

    XULASHADA

    Wadani.com

    China Chinese engineer ‘marries’ robot La yaab Nin guursaday naag Robot ah Yingying Zheng Jiajia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal beeleed ka qarxay degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe iyo Tuulo caan ah oo la gubay
    Next Article Kenya oo Diyaarad ka tagtay Muqdisho ku amartay inay ku degto Garoonka Wajeer [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo