Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»LA-YAABKA DUNIDA: Oday Geeridu ilowday oo 180 sano jir ah oo laga helay India [DAAWO SAWIRRO & VIDEO]

    LA-YAABKA DUNIDA: Oday Geeridu ilowday oo 180 sano jir ah oo laga helay India [DAAWO SAWIRRO & VIDEO]

    April 29, 2016Updated:April 29, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    LA-YAABKA DUNIDA: Oday Geeridu ilowday oo 180 sano jir ah
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa dalka India laga helay qof lagu sheegay inuu yahay ninka ugu da’a weyn dunida inta la og yahay, iyadoo lagu daray Buugga lagu qoro waxyaabaha la yaabka leh ee dunida ee Guinness-ka.

    Ninkan oo lagu magacaabo Mahashta Murasi wuxuu sheegtay inuu dhashay sanadkii 1835-kii, isagoo markaas da’diisu noqneyso 180 sano, wuxuu ku dhashay magaalada Bangalore ee Waqooyiga dalka India.

    Ninkan cimrigiisu dheeraaday ee ka badan 180 sano waxaa hadda loo heystaa inuu yahay qofka ugu cimriga dheer ee dunida dusheeda la keenay sida Buugga Guinness ku qoran. Wuxuu markiisii hore ahaa nin Kabaha sameeya oo ka ganacsada.

    Saraakiisha dalka India ayaa sheegtay in dhalashada Mahashta Murasi la diiwaan geliyay 6-dii Janaayo 1835, ilaa sanadkii 1903 wuxuu ku noolaa magaalada Varanasi, wuxuu ku shaqeysanayay Kabe sameeye ilaa snadkii 1957; markii uu howlgabka noqday waxay da’diisu ahayd 122.

    Odayga 180 sano jirka ah waxaa laga soo xigtay ereyo ay ka mid yihiin:

    “Waxaan soo noolaa muddo dheer, waxaana iga hor dhintay caruurtii aana awoowaha u ahaa. …. “Geeridu way i ilowday anigu, …. hadda rajo iima harin aan ku dhiman karo… bal fiiriya taariikhda ma jirto cid 150 sano dhaaftay oo sii noolaatay, xitaa wax ka yar 170 sano, mar kasta waxaan aaminaa inaan marna dhiman doonin….!!”

    Sida ku cad diinta islaamka ma jiro cid aan dhimaneyn oo aan ahayn Allaha uunka abuuray. Shahaadada dhalashada odaygan iyo aqoonsigiisa waxay taageerayaan sheegashadiisa ah inay da’diisu tahay 180 sano jir, laakiin weli ma jirto baaritaan caafimaad oo lagu xaqiijiyay da’ad uu jiro Odaygan reer India ah.

    Dhaqtarkii ugu danbeeyay ee arka ama xaaladiisa caafimaad eega  Mahashta Murasi wuxuu dhintay sanadkii 1971-kii. Waxaan jirin warbixino caafimaad oo ku saabsan noloshii hore ee odaygan.

    DAAWO SAWIRRO

    Mahashta Murasi1 Mahashta Murasi2

    Mahashta Murasi3

    Mahashta Murasi4

    Mahashta Murasi5


    DAAWO VIDEO:

    XULASHADA JIMCAHA EE GOOBJOOGE.COM

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo magaalada Jigjiga kulamo kula leh madaxda Kilinka Shanaad
    Next Article DEGDEG: Gaari Qarax laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo