In ka badan 50 ka mida xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay aqbaleen taladii gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ee in wada hadal laga galo mooshinka laga keenay madaxweynaha.
Xildhibaanadan ayaa isbedelkooda ka dambeeyay markii ay arkeen xasilooni darrida ka dhalatay mooshinka madaxweynaha, iyo qalalaasaha siyaasadeed ee uu dalka galay, waxaaan saxaafadda la halday dhowr xildhibaan.
Hoos ka dhageyso
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]