Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Laba ka mida xildhibaanadii ugu Caansanaa oo ka baxay Xisbiyada Sheekh Shariif & Xasan Sheekh. (Akhriso)

    Laba ka mida xildhibaanadii ugu Caansanaa oo ka baxay Xisbiyada Sheekh Shariif & Xasan Sheekh. (Akhriso)

    March 2, 2020Updated:March 3, 20202 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laba xildhibaan oo ka mida kuwii ugu caansanaa xisbiyada ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa isaga baxay xisbiyada UPD iyo Himilo Qaran iyo Madasha Xisbiyada Qaran.

    Xidhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ahaa xildhibaannada ugu afka dheer ee mucaaradka ayaa qoraalka is-casilaadiisa u diray Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna ku sheegay inuu iska casilay xilkii guddoomiye ku xigeen iyo xubinnimadii xisbiga UPD.

    Qoraal uu Twitter-kiisa ku soo qoray ayuu xildhibaan C/fataax ku sheegay inaysan waxba iska bedeli doonin sidii uu mucaaradka ugu ahaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isla markaana uu halgami doono sidii ay Soomaaliya u heli lahayd nabad iyo hoggaan ka wanaagsan ka hadda jira.

    Sidoo kale waxaa iska xubinimadii xisbiga Himilo Qaran iska casilay xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo hore u soo noqday wasiirkii Gaashaandhigga Soomaaliya, wuxuuna qoraalka istiqaaladiisa u gudbiyey guddoomiyaha Xisbiga Humilo Shariif Sheekh Axmed.

    Labada xildhibaan wax faahfaahin ah kama bixin sababta keentay is-casilaadooda; laakiin Wadani.net ayaa ogaatay inay isu casileen markii madaxda Madasha qaran ay ku diideen qorshe ay wateen oo ku saabsan Guddiga diyaarinaya xeerarka raacsan Sharciga Doorashooyinka ee dhowaan guddoonka labada aqal ay magacaabeen.

    Arrintan waxay ku soo beegmeysaa iyadoo shirka madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore uga socdo dalka Turkiga la filayo in isbedel ku yimaado hoggaanka Madashaasi, waxayna labadan xildhibaan kasoo jeedaan Gobollada Waqooyi Galbeed iyo kuwo oo ka baxa xisbiyadan jug weyn ku tahay Madaxweynayaashii hore.

    Sheekh Shariif UPD Xasan Sheekh Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir Xisbiga Himilo Qaran Xuseen Cabdi Xalane
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Kenya oo Saraakiishii Jubbaland ee ka baxsaday dagaalka B/xaawo u galbiyey Saldhigga Mandhera (Sawirro)
    Next Article Mareykanka oo War kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay Beledxaawo, Baaqna u diray Madaxda Soomaalida

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo