Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Laba Madaxweyne Miyay yeelan doontaa Kenya..? [Xaaladda Muranka ka taagan Doorashada]

    Laba Madaxweyne Miyay yeelan doontaa Kenya..? [Xaaladda Muranka ka taagan Doorashada]

    August 11, 2017Updated:August 11, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharaxa mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa iskiis ugu  ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha la doortay ee Kenya.

    Shir  jaraaid oo isbaheysiga mucaaradka qabteen ayay ku sheegeen in musharaxooda uu heysto codad ka badan 8 Milyan, sidaas darteedna uu yahay madaxweynaha ku guuleystay doorashadii Kenya.

    Natiijadii ay shaaciyeen Isbaheysiga mucaaradka ayaa ah:

    Raila: 8,041,726

    & Uhuru: 7,155,428.

    Arrintan  waxaa cambaareeyay guddigha doorashada oo sheegay in iyaga kaliya ay shaacin karaan natiijada. Agaasimaha guud ee gudiga doorashooyinka Kenya Ezra Chiloba ayaa shacabka ugu baaqay in ay isdejiyaan inta ay ku jiraan hubinta natiijada kasoo baxday doorashada

    Natiijada ugu danbaysa ayaa looga dhawaaqi doonaa caawa 7:30 Fiidnimo xarunta Bomas, halkaas oo ay isugu tageen musharixiinta ku loolamaya doorashada madaxtinimo.

    Waxaa laga cabsi qabaa in Kenya ay  yeelato laba madaxweyne, iyagoo musharaxa Mucaaradka iyo isbaheysigiisa ay ku adkeysanayaan inuu Ra’ila Odinga ku guuleystay doorashada, laakiin natiijada ilaa iminka la shaaciyay ayaa muujineysa in Uhuru Kenyatta dib loo doortay.

    Rabshado ayaa laga cabsi qabaa inay sameeyeen taageerayaasha mucaaradka, kadib ku dhawaaqista natiijada kama danbeysta ah, taasoo dalka gelin karta qalalaase, iyo inuu jiitamo muranka ku saabsan doorashada iyo natiijadeeda.

    Sida ka muuqata mucaaradka uma dhowa inay aqbali doonaan natiijada lagu dhawaaqayo caawa, halka taageerayaal jidbeysan ay sugayaan wixii soo baxa, waxaana laga digayaa inay dib u soo noqdaan wixii dhacay doorashadii hore oo dad badan lagu laayay kadib murankii ka dhashay doorashadii hore.

    Muranka doorashada madaxtinimda ayaa jiitami doona ugu yaraan bilo, haddii aanay dhicin xaalado kale oo dalkaasi geliyay qalalaase ama faragelin keenta culeys la saaro mucaaradka.

    PRESS CONFERENCE FROM NTC https://t.co/SBiMyzAGvL

    — Raila Odinga (@RailaOdinga) August 11, 2017

    Doorashada Kenya Jubillee Kenya Kenya Elections NASA Raila Odinga Top Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo weerar culus ku qaaday Sh. Mukhtaar Roobow
    Next Article TOOS U DAAWO: Natiijada Doorashada Kenya oo hadda lagu dhawaaqayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo