Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Laba Qodob oo RW Rooble ku qasbaya inuu xilka ka qaado Guddoomiyaha Guddiga Doorashada (Qormo)

    Laba Qodob oo RW Rooble ku qasbaya inuu xilka ka qaado Guddoomiyaha Guddiga Doorashada (Qormo)

    December 21, 2021Updated:December 21, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa mar kale soo shaac baxday saameynta ay madaxweynaha Xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo kooxdiisa ololaha Doorashada ee uu hoggaamiyo Fahad Yaasiin ku leeyihiin Guddiyada Doorashada.

    Qoraalkii shalay la faafiyey ee Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Guddiga Doorashada maamul Goboleedyada ku shaaciyeen inay la hakiyeen Doorashadii iyagoo diidan xil ka qaadista iyo qaabkii loola dhaqmay xubno ka mida Guddiga Xalinta Khilaafaadka wuxuu ahaa mid caddeyn u ah in Guddiyada Doorashooyinka ay kooxda Farmaajo u sameysatay si ay Doorashada dhinacooda ugu dhacdo, taasoo muddo dheer soo socotay, laakiin hadda natiijadeeda la wada arkayo.

    Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro oo la xaqiijiyey inuu qoraalkii shalay qeyb ka ahaa, isla markaana toos uga amar qaato Villa Somalia, wuxuu hadda noqday bartilmaameedka labaad ee la filayo inuu xilka ka qaado Ra’iisal wasaare Rooble, kadib tallaabadii uu ku eryay 7 xubnood oo ka mid ahaa Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

    Waxaa meesha ka baxday wada-shaqeyntii yareyd ee u dhaxeysay xubnaha Guddiga Doorashada ee Heer Federaal, iyadoo laba garab loo kala baxay oo qaarkood sida Guddoomiyaha iyo xubno kale ay Villa Somalia la safan yihiin, halka qeybta kale ay Ra’iisal wasaaraha iyo Maamul Goboleedyada taageerayaan.

    Guddiyada Doorashada Maamul Goboleedyada Heer Federaal ayaa sidoo kale kala baxay, waxayna laba ka mida oo kala ah: Galmudug iyo K/Galbeed taageersan yihiin dhinaca kooxda Farmaajo, halka Jubbaland iyo Puntland ay Rooble dhinaciisa jiraan, balse Hirshbeelle u dhaxeyso.

    Wuxuu kaloo qoraalkii shalay bannaanka soo dhigay sida Guddiyada Doorashada ugu nugul yihiin madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, wuxuuna mar kale soo nooleeyay loolan Farmaajo iyo Rooble ku doonayaan inay ku maamulaan.

    Ra’iisal wasaare Rooble wuxuu ku qabsan yahay inuu xilka qaado Guddoomiye FIET Maxamed Xasan Cirro oo marka hore awoodi waayey inuu dhexdhexaad isu muujiyo, marka labaadna hanan waayey xubnaha Guddiga uu guddoomiyaha u yahay. Waxaana taasi u dheer inuu adeegsanayo Musharax gaara.

    Waxaa xilligan u haboon Ciro inuu xilka iska casilo, inta aanu Ra’iisal wasaare Rooble xilka ka qaadin, sida ku dhacday xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka, si xaalad cusub loogu jiheeyo Guddiga kala qeybsan.

    Wadani

    Doorashada Maxamed Xasan Cirro Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay ee Dagaalka ee Boosaaso iyo Ciidamada PSF oo xaafad cusub ku faafay..
    Next Article Mareykanka oo War kasoo saaray Dagaalka ka socda Magaalada Boosaaso

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo