Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Labo Shil oo dayaaradeed Oktoobar Gudaheeda!

    Labo Shil oo dayaaradeed Oktoobar Gudaheeda!

    November 4, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    With Mayor

    Laba dayaardood ayaa ku soo dhacay agagaarka Afgooye bishii Oktoobar ee sannadkan 2015. Weliba dayaaradda hore oo ahayd mid weyn oo xamuul ah waxay soo dhacday ka dib markay in muddo ah dul heehaabaysay magaalada Muqdisho.

    Iyada oo loo daneynayo bedqabka musaafarka – oo ay ugu badan yihiin Madaxda Dowladda iyo Hey’adiistayaashu, shaqaalaha dayaaradaha iyo weliba dadka dhulka jooga oo haddii ay dayaaradi soo dhacdo ay waxyeelleyn karto, sow ma ahan in la is weydiiyo waxa sababay in laba dayaaradood ay soo dhacaan bil gudaheed? Maxaa khaldama? Sowse ma habboona in la is weydiiyo in si uun loo baajin karay shilalkaas?

    Wey dhici kartaa labada khaladba in ay u sabab ahaayeen duuliyayaasha ama cillad farsamo oo xagga dayaaradda ah.

    Haddiise innaba ay dhacdo in sababta labadan shil ay tahay khalad ka dhacay shaqaalaha duulista ama tas-hiilaadka gegida dayaaradaha Aden – Cadde, waxaa habboon in sida ugu dhakhsiyaha badan loo baaro, loo ogaado, loona xalliyo cilladda.

    Waan qiyaasayaa in Hey’adaha ku shaqada lihi ay og yihiin sababta. Waxaase ila habboon in dadweynaha lala wadaago oo lagu wargeliyo sida ay wax u dheceen si loo xoojiyo kalsoonida lagu qabi karo duullimaadyada Muqdisho.

    Ma badna shilalka dayaaradaha ee Soomaaliya. Weliba waxaa mahad Rabbi ah in marka aad aragto, da’da iyo xaaladda daayaradaha qaarkood, iyo xaaladda garoommada dayaaradaha, in haddana lagu badbaado duullimaadyadooda.

    Hadda oo ay soo kordhayaan duullimaadyadu, waxay ila tahay in la joogo xilligii sare loo qaadi lahaa shuruudaha ku xiran tayada iyo da’da dayaaradaha iyo isla xisaabtanka xagga bedqabka musaafurka.

    W/Q: Yuusuf Garaad

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/kariin Guuleed oo kala diray Golihii Degaanka Gaalkacyo, xilkana ka qaaday
    Next Article Dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo