Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Ganacsiga»Lacagaha Gacanta lagu qaado (Cash) iyo faafidda cudurka Coronavirus

    Lacagaha Gacanta lagu qaado (Cash) iyo faafidda cudurka Coronavirus

    March 20, 2020Updated:March 20, 20202 Mins Read Ganacsiga
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhowaan sheegay in qofkii isticmaalka Lacagaha noodka ah ee gacanta lagu qaado ay isla markiiba gacmaha iska nadiifiso, si looga fogaado inuu sii Faafo caabuqa Corona viruska ee dunida ku baahay.

    Talooyinka Caafimaad ee la soo jeediyay ayaa waxaa kamid ahaa in la isticmaalo Adeega Talefonada Mobile-ka lacagaha la isugu diro ee Mobile Money transfer iyo kaararka, iyadoo laga fogaanayo lacagaha Noodka (Cash) ah ee gacanta lagu qaado intii suuragal ah, haddii la isticmaalana gacmaha la iska dhaqo.

    Dalka China oo ah dalka ugu badan ee uu saameyey cudurka Corona Virus, ayaa qaatay tallaabo uu ku burburinayo lacagihii caddaanka (cash) ahaa ee laga isticmaalay isbitaallada, ay wateen dadka bukaanka ah, lagana ururiyey suuqyada iyo goobaha ganacsiga meelaha uu sida xun uga dilaacay cudurka, waxaana lacagtaasi ay gaareysay 600 billion Yuan ama $85.6 billion oo doolar), iyadoo lagu bedelayo lacag cusub.

    Bankiga Dhexe ee Wadanka Kenya ayaa isniinta ku dhawaaqay in dowlada Kenya ay dhiirigalineyso isticmalka lacagaha Talefonada si looga hortago in caabuqa Corona Viruska uu sii fido waxaana la kordhiyay cadadka Lacagaha lagu shuban karo Talefoonada

    Wadamada qaar sida Koonfur Kuuriya iyo dowlada s ayaa ka fikiraya hadii ay Suuragal tahay in dalalkaasi ay iminka bilaabana isticmaalka Lacagaha Talefonada hadii Qatarta Cudurkan ay sii socoto

    Soomaaliya oo ka mida goobaha laga helay Cudurkan ayaa meelaha qaar aad loo isticmaala Lacagaha Gacanta lagu qaado inkastoo Adeega lacgaha la isugu diro taleefonada ee EVC Plus uu si xoog leh uga shaqeeyo Soomaaliya.

    Ganacsatada Sarifka Lacagaha Qalaad Darawalada Gaadiidka BL-ka ka dhax shaqeeya Gudaha Magaalada Muqdisho iyo Ganacstada iibisa Cabitaanka Qudrada laga sameeyo ayaa hadda dku dadaalaya inay u wareegaan lacagaha aan Caddaanka ahayn si ay isaga ilaaliyaan qatarta cudurka Corona virus, iyagoo xoojinaya isticmaalka lacagaha taleefanada lagu qaato sida adeegga EVC Plus oo ay bixiso shirkadda isgaarsiinta Hormuud dadkuna ku isticmaalaan si bilaash ah.

    Shaqaalaha iyo macaamiisha Bankiyada waaweyn ee ka shaqeeya Magaalada muqdisho ayaa qaarkood la arkayay in ay isticmaalayaan qalabka looga hor tagayo jeermiska keena cudurka cona virus taasi oo ay ka dhigan tahay feejignaanta qatarta saf mareenka ah ee cudurkaasi uu leeyahay.

    Cash Coronavirus EVC Plus
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDadka Coronavirus ugu dhintay Talyaaniga oo ka batay Shiinaha (Akhriso tirada guud ee geerida iyo..)
    Next Article Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqadii ka eryay 4 Wasiir. (Akhriso Wasiirada cusub ee la magacaabay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo