Waxaa halkan isku soo gudbineynaa liiska magacyada 24- qof ee ka badbaaday dhacdadii Soomaali badan oo tahriibayaal ah ay ku le’deen ee ka dhacday Badda Dhexe ee u daxeysa dalalka Masar iyo Talyaaniga.
Dadkan oo uu badbaadiyay Markab Ganacsi ayaa laga soo xigtay Cawaale Wasarme Sandhool oo ahaa wiilkii isagoo tacsi loo dhigayo la hadlay qoyskiisa, waxayna kala yihiin:.
- Cawaale Warsame Sandhool
- Yaasiin Cusmaan Ibraahim
- Cabdiraxmaan Yaasiin
- Cabdiqaadir Axmed Macalin
- Suweys Maxamed Diiriye
- Mowliid Cusmaan
- Muuse Maxamuud Aroosh
- Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi
- Maxamed Axmed Maxamuud
- Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed
- Ibraahim Cabdi Xasan
- Mustaf Aadan Xxasan
- Liibaan Shacni Jaamac
- Axmed Faarax Xasan
- Samatar Cilmi C/llaahi
- Muxyadiiin Xuseen Maxamuud
- C/xakiin Abuukar Diiriye
- C/kariin Xareed Cali
- Cusmaan Asad Muxumed
- Khaalid Cumar Doodi
- Nuur C/rashiid Maxamed
- Cumar Cabdi Maxamed
- Xamada Daahir Yuusuf
- Najax Xasan Maxamuud
Wadani.com