Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Liiska Rasmiga ah ee xildhibaanada Aqalka Sare u dooratay Puntland [Magacyada & Sawirro]

    Liiska Rasmiga ah ee xildhibaanada Aqalka Sare u dooratay Puntland [Magacyada & Sawirro]

    October 20, 2016Updated:October 20, 20163 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Puntland ayaa noqotay maamul goboleedkii Afraad ee soo dhameystira doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Waxaa saaka ka bilaabatay Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe doorashada 11-ka kursi ee Puntland ku leedahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. waxaana iyadoo aan loo kala kicin u dhacday si habsami leh.

    Xubnaha Puntland u doortay inay u metelaan Aqalka Sare waxay kala yihiin:

     1 – Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke (47 Cod)  – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, oo ahaa senator-kii koowaad ee kursiga beeshiisa loo doortay, waxaa la tartamayay Aaminana (17) .

    aqalkasare-puntland3
    Dhexda: Cumar C/rashiid


    2 –  C/raxmaan Maxamed Maxamuud -Faroole- (59 cod)
    -Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ku guuleystay kursigii labaad, isagoo cod aqlabiyad ah kaga helay musharixii la tartamay  Cabdi-mahdi  Abshir Cismaan (5 cod).

    faroole
    Senator C/raxmaan Faroole

    3 – C/risaaq Cusmaan Jurrille (33 cod) – Xildhibaan iyo wasiir hore oo  caan ku ah siyaasadda Soomaaliya ayaa isna ku soo baxay kursigii saddexaad ee Aqalka sare. Tartan adag ayaa soo wajahay Professorka isadoo si dirqi ah iyo hal cod oo kaliya uga guuleystay Hodan Ismaaciil (32) oo tartan adag la gashay, isla markaana sigtay inay kursiga  qaadato.

    jurille
    Senator C/risaaq Jurrille

    4 -Farxaan Cali Xuseen (36 cod) oo ah nin dhalinyar ayaa ku guuleystay kursigii 4-aad, iyadoo ka guuleystay siyaasiga ruugdcadaaga ah Cali Ismaaciil Giir (29 cod).

    faarax-cali-xuseen
    Senator Farxaan Cali

     5 – C/sallaan Xaaji Maxamuud Dheere (45 cod) ayaa ku guuleystay kursigii shanaad oo loo codeeyay, isagoo ka guuleystay, Faarax Cawed oo helay (20 c0d).

    csalaan
    Senator C/salaan Xaaji Maxamuud Dheere

    6 – Mahad Sheekh Daahir Axmed (36)  ayaa ku guuleystay kursigii  6aad ee Aqalka sare, isagoo ka guuleystay C/xakiim Axmed Xaashi oo heley (28).

    aqalkasare-puntland27-  Hodon Maxamud Cismaan (35 cod) ayaa ku guuleysatay Kursigii 7-aad  ee Aqalka sare, kursigan oo ay ku loolamayeen laba haween waxaa laga guulaystay Basra Cumar Geele (30). wuxuu ahaa kuri si fiican loogu loolamay.

    hodon
    Senator Hodon Maxamuud Cismaan

    8 – Bootaan Barre Samatar (38 cod) ayaa ku guuleystay kursigii 8-aad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka, isagoo ka adkaatay Gen. Maxamed Siciid Xersi -Morgan- (27 cod) oo loo saadaalinayay inuu ku guuleysan doono.

    mahad-barre
    Senator Bootaan Barre

    9 –  Maxamuud Axmed Maxamuud ayaa ku guuleystay kursigii 9-aad ee xubnaha metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Wuxuu ka guuleystay  Faadumo Siciid Maxamed.


    10- Siciido Xasan Cismaan (41 cod) ayaa ku guuleysatay Kursiga 10-aad, iyadoo ka adkaatay Siciid Maxamuud Aadan (23 cod) oo ugu danbeeyay saddex musharax oo kula tartamay kursiga, isla markaa saddex wareeg la isla gaaray, wuxuuna ahaa kursigii ugu adkaa intii ay socotay Doorashada xubnaha Aqalka Sare.

    11- Shukri Aadan Maxamed  (38 cod) ayaa ku guuleysatay kursigii ugu danbeeyay ee 11-aad  ee Aqalka sare kasoo galaya degaanada Puntland. Waxay ka guuleysatay Seynab Xaashi Biixi  (24 cod).

    Waxaa sidaasi ku soo gabagaboobay Soorashadii xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Puntland u doortay inay u metelaan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

    Diyaariyiintii iyo isku duba ridkii Wadani.com

    Aqalka sare Doorashada 2016 Liiska Puntland ee Aqalka Sare Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Jen. Moorgan oo looga adkaaday Kursigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka
    Next Article Beesha Caalamka oo soo dhoweysay dhismaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle [War-saxaafadeed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo