Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland ee uu magacaabay Madaxweynaha mar kale u taagan xilka Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.
Liiskan ayaa ka kooban 73 xildhibaan, waxaana soo xulay guddiga Doorshada, kadib markii kursi kasta loo gudbiyey saddex musharax, waxaana xildhibaannadan iyo qaabka loo xulay ka horjeeda musharixiina isbedel doonka ah, Dowladda Federaalka iyo Qaar ka mida beesha Caalamka oo shaqada Guddiga Doorashada dhaliilay.
HOOS KA AKHRISRO MAGACYADA XILDHIBAANNADA CUSUB EE JUBBALAND



