Guddiga xulista Baarlamaanka K/Galbeed ayaa maanta shaaciyey liiska xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee maamulkaasi oo gaaraya 95 xildhibaan.
Liiska ayaa waxaan ka dhex muuqan Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa iyo inta badan xildhibaannadii hore, waxaana kasoo muuqday safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi, iyadoo ay liiskan ka horjeedaan odayaasha K/Galbeed qaarkood.
HOOS KA AKHRISO





![Liiska xildhibaannada K/Galbeed oo la shaaciyey [Akhriso Magacyada 95 xildhiban & beelaha ay kasoo jeedaan]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/07/Barlamanka-kgalbeed.jpg)