Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn Xajka.
Xujeyda oo dhan waxay maanta ku sugnaan doonaan Carafa, oo ah ku dukan doonaan salaada Duhur, Casir iyo Maqrubka, kadibna waxay u dareeri doonaan Muzdalifa halkaasoo ay caawa baryi doonaan.
HOOS KA DAAWO SAWIRRDA XUJEYDA OO TAAGAN CARAFA MAANTA
Wadani.com