Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maamulada Puntland & Jubbaland oo khilaafkii ugu horeeyay kala hor yimi Dowladda Federaalka [Akhriso]

    Maamulada Puntland & Jubbaland oo khilaafkii ugu horeeyay kala hor yimi Dowladda Federaalka [Akhriso]

    May 26, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaaf ku saabsan qeybsiga qeyb ka mida kheyraadka dalka ayaa ka dhex qarxay dowladda Federaalka iyo laba ka mida maamulada dalka ka jira.Khilaafkan ayaa salka ku haya heshiis fashilmay oo la doonayay in dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ay ku wadaagaan dhaqaalaha laga helo shatiyada la siiyo maraakiibta kalluumeysiga ee ajnabiga ah.

    Waxaa arrintan qarxiyay wasiirka kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya kadib markii uu ka baaqday shir ka dhacay jasiiradda Sycheles oo ku saabsan dhaqaale qeybsi ay dowladda iyo maamulada dalka ka gaaraan shatiyada la siiyo maraakiibta kalluumeysiga.

    Wasiirka ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay dalbatay qeyb la mida tan la siinayo  dowladda Federaalka, taasina ay keentay in dowladdu qaadacdo shirka Sycheles, laakiin waxaa jawaab kulul bixisay Puntland oo faahfaahin ka bixisay qaabka ay wax u dooneysay.

    Golaha Wasiirada maamulka Jubba ayaa arrinta cirka ku shareeray markii la saftay Puntland, waxayna eedeyn u jeediyeen dowladda Federaalka oo ay ku hanjabeen in maamulkoodu xaq u leeyahay inuu iskiis uga fa’iideyso kheyraadkiisa inta heshiis loo dhan yahay laga helayo.

    Arrintan noqoneysa khilaafkii ugu horeeyay ee maamuladan kala hor yimaadaan dowladda Federaalka iyo dib u soo nooleyneysa is-baheysigii maamulada Puntland iyo Jubba ee ka dhanka ahaa dowladda Federaalka ee Muqdisho, inkastoo muddooyinkan danbe ay ballanqaadeen inay la shaqeynayaan dowladda Madaxweyne Farmaajo.

    Wadani.com

    Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWiil uu Soddog u yahay madaxweyne Trump oo ku lug yeeshay Baaritaanka FBI-da
    Next Article Dabley Dil khaarijin ah ka fulisay magaalada Muqdisho oo la qabtay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo