Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maamulka G/Banaadir oo Qoraal Culus ugu jawaabay Wasaaradda Waxbarashada (Akhriso)

    Maamulka G/Banaadir oo Qoraal Culus ugu jawaabay Wasaaradda Waxbarashada (Akhriso)

    November 9, 2021Updated:November 9, 20213 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaafka Wasiirka Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray heerkii ugu sareeyay

    Warsaxaafadeed lagu qoray lahjad adag ayuu maamulka Gobolka Banaadir ugu jawaabay War-saxaafadeedkii shalay ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku baabi’isay lacagaha maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay Dugsiyada waxbarashada Gobolka Banaadir.

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu maamulo waxbarashada Gobolka sida ku xusan heshiiska dhexmaray Wasaaradda Waxbarashada & Maamulka Gobolka, kaas oo la saxiixay 9-kii Bishii Agoosto 2020 oo ay goob joog ka ahaayeen Garyqaanka Guud ee Dawladda, Sii-hayihii xillka Ra’isul Wasaaraha, hey’adaha kale ee heer Fedaraal & kuwa Maamulka Gobolka iyo dhammaan daneeyayaasha kale ee Waxbarashada Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in Wasaaradda waxbarashada ay jebisay Dastuurka dalka,  isla markaana faragelin toos ah ku heyso nidaamka adeeg daadejinta.

    Sidoo kale Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay faragelin toos ah ku heyso Waxbarashada Gobolka, isla markaana ay jebiyeen Dastuurka dalka.

    ” Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu aad uga xunyahay sida ay Wasaaradda Waxbarashada Fedaraalka u hareermarsantahay una jabiso mar walba dastuurka dalka, shuruucda iyo ku dhaqanka hishisyada khuseeya adeegyada Waxbarashada ee kala dhaxeeya Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo mar walba FARAGALIN TABAN ku heyso maamulka waxbarashada Gooblka Banaadir kaliya taasoo ka soo horjeedo nidaamka adeeg daadajinta, kala saarista awoodaha hey’adaha heer Fedaraal iyo heer maamul Goboleed iyo sidoo kale nidaamka Fadaraalaynta dalka.

    Sidoo kale qoraal kasoo baxay Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale yiri” Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Fedaraalka xaq iyo sharci mid-na uma lahan in uu baabi’iyo ama uu diido go’aankii ku saabsanaa soo saarista TARIIFADA adeegyada Waxbarashada kaas uu si rasmi ah u soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo isaga sharciyada dalka awood u
    siinayaan in uu soo saari karo xeerar maamul sida uu qabo sharciga Ir 6 ee soo baxay 1980 kii iyo sidoo kale sharciga Ir 116 ee soo baxay 2013 ki.


    Waxaa nasiib darro weyn iyo dib u dhac ah in Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Fedaraalka ay isaga dhex darantahay raadinta iyo ilaalintadanahiisa gaarka ah ee ku dhisan FIKIRKA FAAIDO DOONKA ee u adeegga shakhsiga taas oo cuuryaaminaysa danta guud gaar ahaan Waxbarashada iyo Caafimaadka Gobolka Banaadir.


    Waxaa uu Maamulka Gobolka Banaadir aad uga xunyahay in Wasirka Wasaaradda Waxbarashada Fadaraalka ee xilligaani uu caadeestay jabinta iyo ku tumashada hishiiskii maamulidda waxbarashada ee u dhaxeeyay Maamulka Gobolka iyo Wasaaradda isagoo ka leh dano gaar ah oo faa’ido doon ah.

    Ugu dambeyn Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu xiriir wanaagsan la leeyahay dhammaan hey’adaha kala duwan ee waxbarashada ka shaqeeya uuna mar walba
    diyaar u yahay kala shaqaynta arrimaha horumarinta waxbarashada iyo ka jawaabista wixii tabashooyin ah ee ka dhasha go’aanada maamuleed ee uu soo saaro Maamulka Gobolka Banaadir.

    ” Laga soo bilaabo Aug 2020 kii ee uu Maamulka Gobolka Banaadir si rasmi ah ula
    wareegay maamulka Waxbarashada Gobolka waxa uu ku hawlanaa in Carruurta
    ku nool Gobolka Banaadir ay helaan waxbarasho tayo leh, deeqaha waxbarasho oo ay xaqa u leeyihiin iyo in ay mar walba helaan maamul u dooda isla markaana ilaaliya xaqooda waxbarasho iyo horumarineed si la mid ah carruurta kale ee dalka.

    No photo description available.
    No photo description available.
    C/llaahi Carab Cumar Filish Top Wasiirka Waxbarashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada dowladda oo Dagaal culus ku qabsaday Tuulo ay la wareegeen oo u dhow Garbahaarey
    Next Article Goobaha lagu qabanayo Doorashada Golaha shacabka oo la shaaciyey. (Akhriso 12-ka meelood ee..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo