Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maamulka G/Banaadir oo War kasoo saaray sababtii ay u baaqatay ciyaartii Fiinaalka Degmooyinka

    Maamulka G/Banaadir oo War kasoo saaray sababtii ay u baaqatay ciyaartii Fiinaalka Degmooyinka

    October 24, 2019Updated:October 25, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoraal kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sababta ay u baaqatay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee final-ka koobka Kubadda Cagta degmooyinka G/Banaadir oo ay caawa isaga hor imaan lahaayeen degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynley,

    Ciyaartan oo kumanaan qof u diyaar garoobeen, siina tageen Garoonka Ex. Koonis ee Yariisow, ayaa Maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay inuu ka xun yahay dib u dhaca ku yimid ciyaarta oo ahayd cilad farsamo, wuxuuna sheegay in waqti dhow la qaban doono, iyadoo aan la shaacin waqtiga kale ee ay dhici doonto.

    “Waxay ahayd in ay caawa dhacdo ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir sidaas darteed inagoo ka xun dib u dhaca ku yimid cillad farsamo awgeed waxan la wadaageynaa bulshada Soomaaliyeed in waqti dhaw la qaban doono tartankaas, Waqtigaas oo aan dib ka soo sheegi doono” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir

    Caawa ayaa mar kaliya waxaa tegay korontadii Garoonka Ciyaaraha 7:00 fiidnimo oo ciyaarta la filayey inay bilaabato, waxaana ay maqneyd muddo saacad ah, waxaana markaas kadib cod baahiyaha dadka looga sheegay inay baaqatay ciyaartii.

    Boqolaal dadweynaha ayaa oo Garoonka u tegay ciyaarta fiinaalka degmooyinka Waabari iyo Dharkeenley ayaa muddo ku sugnaa garoonka, iyagoo ka xumaaday qaabka ay ku baaqatay ciyaarta.

    Ciyaaraha degmooyinka Garoonka Koonis Maamulka G/banaadir Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Ahlu suna oo Caawa la wareegay Xarunta D/Hoose ee Dhuusamareeb & Xiisad ka taagan magaalada
    Next Article Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliya oo shaaciyey Lacag ay Dowladda Federaalka ka heshay Shirkado Shidaal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo