Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maamulka Isbitaalka SOS oo jawaab ka bixiyey Canugii la xaday (Yaa ka Dambeeyay?)

    Maamulka Isbitaalka SOS oo jawaab ka bixiyey Canugii la xaday (Yaa ka Dambeeyay?)

    April 20, 2019Updated:April 20, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Isbitaalka Xannaananda Hooyada iyo dhallaanka ee SOS ayaa ka hadlay war laga faafiyay isbitaalka oo ku saabsanaa in canug ku dhashay lagu xaday isbitaalkaasi Jicmihii shalay.

    Agaasimaha Isbitaalka SOS Dr. Maxamed Macalin Dhaqane ayaa sheegay in arrintan ay soo gaartay, isla markaasina markii ay baareen arrinta ay ogaadeen in canuga ay qaadatay gabar la socotay Qoyska gabadha dhashay, isla markaasina aanu isbitaalka wax shaqo ah ku lahayn.

    Agaasimaha wuxuu sheegay in haweeneyda iyadoo fool ah la keenay isbitaalka ayna ka socdeen, hooyada dhashay ninka qaba, walaasheed iyo gabadha kale ee hadda qaadatay canuga yar oo wiil ahaa, isagoo dhalan muddo 24 saacadood ah, waxaana uu caddeeyay in salaadii maqrib markii la aaday, gabadhaasi looga tegay canuga iyo haweeneyda dhashay, markaasina ay qaadatay canuga.

    Aabaha dhalay wiilka la xaday oo lagu magacaabo Mustaf Maxamuud ayaa sheegay in isbitaalka uu dayac weyn ka jiro, isagoo caddeeyay inay jirtay gabar la joogtay oo aanay garaneyn, waxaana muuqata in kiiskan uu ku dhacay isku halleyn.

    Cunug ku dhashay Isbitaal ku yaalla Muqdisho oo la xaday (Dhacdo xanuun leh)
    Canug la xaday Isbitaalka SOS Muqdisho SOS Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye C/maalik Coldoon oo Maxkamad lagu soo taagay Hargeysa & dhaawacyo ka muuqday.
    Next Article Wasiir Goodax: “Arrinta aan isku mari weynay Puntland waa mabda’ ee ma aha farsamo”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo