Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa amaan iyo bogaadin ay wehliso hambalyo kala dul dhacay Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo xeerkii madaxweynaha ku ansixiyay qaabka doorashada ku tilmaamay tallaabo geesinimo iyo xilkasnimo leh oo madaxweynaha uu qaaday.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA MADAXTOOYADA JUBALAND
Wadani.com