Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsanaa Habraaca Doorashooyoinka Dowlad Goboleedyada.
Qoraal kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay inay u madax bannaan tahay qabashada doorashada maamulkeeda, taasoo uu xaq u siinayo Dastuurka Fedraalka, iyadoo ku eedeysay xukuumadda Somalia inay dooneyso faragelin ay sameyso doorashada Jubbaland sida maamulo kale ka dhacay oo dhiig ku daatay.
HOOS KA AKHRISO




![Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Habraacii Doorashada ee Xukuumadda Somalia. [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/jubaland-flag.jpg)