Maamul Goboleedka Puntland ayaa Duq magaalo u magacaabay magaalo aan gacanta ugu jirin oo ay ka taliso Somailand.
Wareegto uu soo saaray Madaxweyne kuxiegenka Maamulka Puntland C/xakiim C/llaahi Camey ayaa loogu Magacaabay Duqa Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool C/qani Makhtal Maxamed Garaad ,iyada oo shaqadii laga joojiyey duqii hore ee degmadaas Cabdale Xaaji Warsame.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA


![Maamulka Puntland oo Duq Magaalo u magacaabay Magaalo ay ka taliso Somaliland [Akhriso Wareegto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/05/ENG.-Cameey.jpg)