Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Maamulka Puntland oo Maxkamad saartay Idaacad ka dhisan Magaalada Garowe (Maxaa lagu heystaa?)

    Maamulka Puntland oo Maxkamad saartay Idaacad ka dhisan Magaalada Garowe (Maxaa lagu heystaa?)

    August 16, 20152 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dacwad ay dowlad goboleedka Puntland, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ku soo oogtay Idaacadda  Sahan ee ka dhisan magaalada Garowe ayaa maanta ka furantay Maxkamada darajada Koowaad ee gobolka Nugaal. Dacwadan ayaa in Idaacada ay barteenada Internet-ka ay ku daabacday war ku saabsan xuska 1-dda Agost oo ah sanadguuradii aasaaska Puntland.

    maxkamad

    Waxaa dacwad qaadista Goobjoog ka ahaa Maamulka iyo Milkiilaha Idaacada Sahan

    Wasaarada warfaafinta Maamulka Puntland

    Ururka Saxaafiyiinta Puntland, saxafiyiin, Qareeno iyo dadweyne.

    Waxaa Puntland u doodaya Xeer ilaaliyaha Maxkamada oo fadhigii maanta ku dooday  in Radio Sahan dembi weyn ka galay dowladda Puntland kana been sheegeen qabanqaabadii xafladii 1-da Agost markii ay baahiyeen in dhaqaale loo waayayiyo in la soo kireeyey fanaaniin aan gudaha joogin, wuxuuna maxkamada ka codsaday in Idaacada lagu qaado xukunka ay muddan tahay.

    Dhinaca kale Qareenka u doodayay Idaacada Sahan Saciid Axmed Faarax ayaa difaacay qoraalka ay Idaacadda Sahan ku daabacday barteeda Internet-ka, wuxuuna doodiisa ku sheegay  in Idaacadda ay qortay war feker qof leeyahay, balse aan loo qaadan karin mid dembi ku ah dowladda Puntland ama dhibaato geysanaya.

    Maxkamada ayaa go’aan ku gaartay in maalinta berito dib la isugu soo laabto si maxkamada ay go’aan cad uga qaadato dacwada u dhaxaysa Idaacada Sahan iyo Wasaarada warfaafinta Puntland. Dacwadan ayaa caddeyn u ah sida maamulka Gaas ugu yar yahay dulqaadka saxaafadda iyo ra’yiga kale.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Garowe Idaacadda Sahan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada dowladda iyo AMISOM oo ka baxay Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan & Alshabaab oo…
    Next Article Danjire Maxamed Cabdi Afey: “Ciddii isku dayda inay maja-xaabiso maamulka Jubbaland, waan far fiiqeynaa…” Video

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo