Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Subscribe
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»MAANTA & MADASHA BAARLAMAANKA: Toos ugala soco halkan…
    Baarlamaanka

    MAANTA & MADASHA BAARLAMAANKA: Toos ugala soco halkan…

    WebmasterBy WebmasterNovember 24, 2014Updated:December 16, 2014No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saaka sidii lagu balansanaa xildhibaananda baarlamaanka ayaa ku ururay xarunta Barlamaanka si loo qabto shirkii uu iclaamiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), isla markii hoolka shirka la yimid waxaa marka hore loo diiday inay gudaha galaan saxaafadda oo amarkaasi uu bixiyay guddoomiyaha, waxaa kaloo la xiray dhammaan wadooyinka soo gala xarunta baarlamaanka.

    Waxaa lagu arkay qoraalkii mooshinkii oo la dhigay, qaar kalena ay wataan xildhibaannada taageersan mooshinka oo iyaga gacantooda ku qaatay amarka ah inay qeybiyaan mooshinka. Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ayaa tallaabo kale qaaday waxayna jarjareen oo jeexjeexeen waraaqihii mooshinka ee hoolka lagu arkay.

    Mar kale shaqaalaha baarlamaanka ayaa isku dayay  inay qeybiyaan mooshinka waxaana gacanta ual tegay oo jeexjeexay xildhibaanadii ka soo horjeeday mooshinka, xarunta baarlamaanka ayaa noqotay meel waraaqo  miiran ah.

    Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mahad  Maxamed Salaad oo ka mida xisbiga madaxweynaha dadka ugu firfircoon ayaa shirka la yimid kartoono ay ka buuxaan qoraalada mooshinka, wuxuuna ku qeybiyay xarunta Baarlamaanka, iyadoo xildhibaanadii ka horjeeday ayna dhinacooda ka bilaabeen inay jeexjeexaan qoraalka mooshinka. Waxaa kaloo socda soo bandhigidda qoraalo ka dhan ah mooshinka iyo madaxweynaha oo ay wataan xildhibaannada ka horjeeda mooshinka.

    Arrimahan oo dhami waxay shirka ka dhacayaan iyadoo aanu furmin, lana xaadirin xildhibaannada, waxayna muujineysaa sida ay faraha uga baxeen nidaamkii iyo hogaankii shirka Baarlamaanka.

    11: 45   Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa hadda  soo galay Xarunta baarlamaanka, wuxuuna isku dayi doonaa inuu furo shirka iyadoo ay sugayaan xildhibaanno u diyaara…

     

    11: 55  Waxaa xarunta baarlamaanka hadda ka bilowday buuqii iyo sawaxantii ay wadaan xildhibaanada ka horjeeda mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha oo la istaagay sawaxan iyagoo qaadaya “Soomaaliyeey toosoo”.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka codsanaya xildhbaanada inay fariistaan oo aamusaan, laakiin sawaxankii waa ka sii daray…

    12:05 Kadib sawaxan iyo buuq joogsan waayay ayuu guddoomiyaha ka baxay fadhiga isagoo aaday xafiiskiisa gudaha baarlamaanka, lamana oga inuu soo noqon doono iyo tallaabada uu qaadi doono.

     

    12:35   Waxaa hoolka ku haray xildhibaanada diidan mooshinka ee taageersan Ra’iisal wasaaraha, waxayna sheegeen inay halkaas ku qadeyn doonaan, isla markaana galabta soo afjari doonaan joogistooda xarunta Baarlamaanka; iyadoo guddoonka Baarlamaanku aanu dib u soo laaban, waxaana  laga war sugayaa talaabada xigta ee la qaadi doono kadib saddex isku day oo fashilmay.

    WAXAA HALKAN KUSOO GUNAANADEYNAA TEBINTII TOOSKA AHAYD EE MAANTA IYO MADASHA BAARLAMAANKA MAHADSANIDIIN

     

    Goobjooge.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Maxa kaa socda Baarlamaanka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news.Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo