Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo shaaciyey in Dekadda ay 13 Milyan Doolar ku soo xareysay muddo 3 Bilood ah

    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo shaaciyey in Dekadda ay 13 Milyan Doolar ku soo xareysay muddo 3 Bilood ah

    April 17, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maareeyaha Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho Axmed Maxamed Maxamuud (Washington) ayaa sheegay in muddadii Sanadka ahayd ee uu maareeyaha ka ahaa Dekedda Magaalada Muqdisho ay wax badan u qabsoomeen.

    Axmed Washington  ayaa shaaciyey in Saddexdii Bilood ee ugu horreysay Sanadkan ay Dekeddu soo xareysay dhaqaale gaaraya 13 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah, halka sanadkii 2017-dii ay Dekedda Muqdisho qabatay lacagdhan50 Milyan oo Doollar.

    Wuxuu sidoo kale Maareeyuhu ka warbixiyay 30 Bas oo casri ah oo uu si gaar ah u leeyahay Gobolka Banaadir iyo Labo Wiish oo ay Dowladda Qatar ugu deeqday Dowladda Soomaaliya, kuwaasoo kaabi doona howlaha ka socda Dekedda Muqdisho.

    Arrimaha faya-dhowrka iyo hubinta Badeecooyinka kasoo dega Dekedda ayuu sheegay inay tahay mid aad u sarraysa layskuna hallayn karo, taasoo uu tilmaamay inay door weyn ku leeyihiin qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Federaalka iyo Gobolka Banaadir.

    Axmed Washington ayaa ammaanay doorka ay shirkadda Turkiga ah ee ALBAYRAK ku leedahay dib u habaynta Dekedda Muqdisho iyo kaalinta ay ka qaadatay  tayaynta dhaqaalaha kasoo xarooda Dekedda.

    Dekedda Muqdisho ayuu sheegay maareeyuhu inay leedahay Lix Marso oo la dhisay 1977-kii, kuwaasoo Laba ka mid ihi looga tala galay inay kusoo xirtaan Maraakiibta sida Koonteennada, Saddex loogu tala galay inay kusoo xirtaan Maraakiibta Badeecadaha kale sida iyo mid loogu tala galay Shidaalka iyo Xoolaha iyo qaybo kale, muddadaasina uu dayactirkeedu yaraa.

    Maareeye Axmed Washington ayaa gabagabadii tilmaamay inayan Muqdisho ku filnayan Hal Deked oo keliya loona baahan yahay in sare loo qaado laguna sameey maal gelin xooggan, wuxuuna sheegay inay imminka wadaan howlihii sare loogu sii qaadi lahaa howlaha Dekedda.

    Axmed Washington Dekadda Muqdisho Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisii Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Muqdisho
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhawaaqay inuu Dib u howlgelinayo Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Ciidamada Xoogga [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo