Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Macalimuu: “Burburka Qaraxa ayaan soo dhex maray meydadka aan arkay waa 15..” [Wadani Xaaladda ka hadlaya]

    Macalimuu: “Burburka Qaraxa ayaan soo dhex maray meydadka aan arkay waa 15..” [Wadani Xaaladda ka hadlaya]

    February 28, 2019Updated:March 1, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xoghayaha Guud ee uruka Saxafiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee caawa ka dhacay Wadadda Maka Almukarama ayaa ka sheekeeyay sidii ay wax u dhaceen iyo wixii uu ku arkay.

    Qoraalka Weriye Macalimuu oo dareen gaara xambaarrsan hoos ka Akhriso

    llah ayaa mahad leh. Waan ka badqabaa qaraxii caawa. Allah ayaa mahad leh oo iga badbaadiyay qaraxa weyn ee caawa ka dhacay hotel Maka Almukarama .

    Waxa aan wada fadhinay aniga iyo saaxiibkeey Hassan Mohamed Dahir marka kaliya ayaa waxaan maqlanay xabado ,inta aan xabadaha is weydiineyno aya waxa dhacay qarax dhul gariir oo kale ah, ma qiyaaso karo sida ay wax ahaayeen laakiin waxaan rumeysanahay in qaraxu oo ina bootiyay , uura madow iyo boorkii gidaarada burburay ayaa bilownay inaan haahaabanno .

    Qaraxu waxa uu ka yimid dhanka Hilaac UK iyo Maka Almukarama ay iska galaan ee dhanka bari ee hoteelka. Waa gadaasheena fadhiyay milikiilaha hoteelka Gurey Haji iyo xaaskiisa.

    Burburkii iyo holacii ayaan soo dhexmaray ,dadka intiisa badan waxa ay u carereeen albaabka danbe laakiin aniga qatar ayaan u arkay waayo aragnimo hore darteed ,waxaanan aaday dhankii burburku saameeyay oo aan soo dhexmaray gidaarkii burburay oo ciidu aad ku gubaneysa kuleylkeeda ,markaan imid laamiga Maka Almukarama iyo bannaankaba waxa aan soo dhexmaray meydad ,gawaari gubaneysa ,dad caawinaad u qeylinaya oo aan waxba u tari kareyn ,meyadka aan anigu bannaanka ku soo arkay 15 baan ku qiyaasayaa oo u badnaa dad wadada maraya .

    Asxaabtii reer Maka oo dhan oo aan wada joognay ,kama waramo xaalkooda . Intii dhimatay Ilaah ha u naxartiisto ,inta dhaawacana Allaha caafiyo.

    W/Q: Macalimuu

    Image may contain: 1 person, standing, night and outdoor
    Image may contain: one or more people, car and outdoor
    Image may contain: one or more people and outdoor
    Macalimuu Muqdisho Qarax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Qarax labaad oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..
    Next Article Deaths reported after Bomb and gun attack in Mogadishu

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo