Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa shirkadaha caalamiga ah uga dirtay inay iibsadaan xirmooyinka shidaalka ee dowladda Soomaaliya ay xaraasheyso laga bilaabo Ogost 2020-ka.
Qoraal kasoo baxay Madasha Qaran ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa ina Madashu ka walaacsan tahay tartanka 7-da Xirmo ee ay bandhigtay xukuumadda Soomaaliya, xilligan oo loo diyaar garoobayo doorasho.
Madasha Xisbiyada Qaran afar qodob dartood ka digtay inaan lagu degdegin iibka  xirmooyin shidaalka Soomaaliya, inta lagu guda jiro marxaladda kala guurka ah.
HOOS KA AKRISO WAR-SAXAAFADEEDKA