Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Madaxda & Culimada Alshabab oo Fatwo kasoo saaray Doorashada Somalia, Coronavirus & Dagaalka Bariga Afrika

    Madaxda & Culimada Alshabab oo Fatwo kasoo saaray Doorashada Somalia, Coronavirus & Dagaalka Bariga Afrika

    March 26, 2020Updated:March 26, 20202 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa go’aan ka gaartay dagaalka ay kula jirto dowladda Federaalka iyo ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan, kadib kulan muddo shan maalmood ah u socday oo ay ka qeyb galeen madaxda, culimada taageerta iyo odayaasha dhaqanka ururkaasi oo dib u qiimeyn ku sameeyay dagaalka ay ka wadaan Bariga Afrika.

    Kulanka wadatashiga jidhaadka Bariga Afrika oo aan la sheegin halka uu ka dhacay ayaa waxaa kasoo baxay Bayaan ka kooban 14 qodob oo ku saabsan go’aanada ay gaareen Alshabaab ee quseeya arrimo xasaasi oo Alshabaab oo ay ugu muhiimsanayaan sharcinimada dagaalka ay wadaan, Doorashada dowladda Federaalka iyo arrimo kale.

    Qodobadda kasoo baxay Alshabaab ee ku jira Bayaanka waxaa ka mida:

    1- In Alshabaab ay sii xoojiyaan Jihaadka fardu-ceynka ee ay ku difaacayaan
    Diinta, Dalka iyo Dadka Muslimiinta.

    2- In Dowladda federaalka iyo maamullada gaaladu ka dhiseen qaybo kamid ah Soomaaliya ay yihiin Maamullo ridda ah, Diinta Islaamkana ka baxay, waajibna ay tahay in lala dagaalamo.

    3- In ay xaaraan tahay kaqayb qaadashada Doorashada dimuquraadiga ah ee la doonayo inay ka qabsoonto deegaanada ay xooga ku heystaan Saliibiyiinta loogu yeero AMISOM.

    4- In laga hortago waxa loogu yeero nidaamka Federaalka, oo ah qorshe ujeedadiisu tahay in lagu kala qoqobo dalka, colaadihii sokeeye lagu soo celiyo, wadankana loogu gacan geliyo gumeystaha Itoobiya iyo Kenya.

    5- In aad looga digtoonaado qulqulka gaalada Itoobiyaanka ah ee soo galaya dalka, tiro badan oo kamid ahna ay saldhigteen qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka.

    6- Waxaa bulshada Muslimka ah loogu baaqayaa inay ka digtoonaadaan cudurada faafa ee kusoo badanaya dunida sida Corona Virus iyo HIV-ga, taasoo ay faafinteedu kaalin lixaad leh ka qaadanayaan ciidamada dalka kusoo duulay, iyo dolwadaha gaalada ah ee taageerada siiya.

    Kulanka waxaa ka dhex muuqday madaxda sare ee Alshabaab, culimada taageerta iyo odayaal dhaqameen geed-fadhi u ah, waxaana muuqata in kulankan uu ahaa kii ugu weynaa muddo sanado ah oo Alshabaab yeelato xilli khilaaf u dhaxeeyay qaar ka mida madaxda ururka.

    Alshabaab Culimada Alshabaab Fatwa Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Qofkii labaad oo cudurka Coronavirus laga helay Magaalada Muqdisho..
    Next Article Muqdisho: Faahfaahin ku saabsan Qofkii labaad ee Dibadda ka yimid oo laga helay Coronavirus

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo