Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa taageeray Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Qoraal ay soo saareen madaxda maamul goboleedyada ayaa soo dhoweyay go’aanka Dastuuriga ah ee xildhibaannada Qaranka uga gilgilsheen siyaasadda gurracan ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Farmaajo.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
