Madaxda Madashaayaa magaalada aydhaba kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya iyo Guddiga qoondada haweenka.
Shirarkan ayaa dhex maray madaxda Soomaalida iyo labada dhinac, waxaana looga hadlay hanaanka doorashada dalka iyo go’aanada laga sugayo madasha inay ka soo baxaan.
DAAWO SAWIRRO