Mushraxa xisbiga Jamhuuriya ee u tartamaya xilka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa soo wajahay jugtii ugu cusleyd ee ololaha doorashadiisa markii laga baahiyay Video uu ereyo fool xun ugu adeegsaday haweenka.
Inkastoo uu Trump cudurdaartay ayaa haddana waxaa si weyn isaga fogeeyay haddaladiisa madax badan oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga oo qaarkood sheegay inay taageerada kala noqdeen Donalnd Trump.
Senetoorada Jamhuuriga ee taageerada kala noqday ee caddeeyay inaysan u codeyn doonin Donald Trump waxay kala yihiin:
Jamhuuriyiinta aan codkooda siin doonin Trump
- Susan Collins, Maine senator
- Dan Sullivan, Alaska senator
- Lisa Murkowski, Alaska senator
- Kelly Ayotte, New Hampshire senator
- Jeff Flake, Arizona senator
- Dean Heller, Nevada senator
- Mark Kirk, Illinois senator
- Ben Sasse, Nebraska senator
- Mike Crapo, Idaho senator
- Cory Gardner, Colorado senator
- Lindsey Graham, S Carolina senator
- John Thune, S Dakota senator
- Dan Fischer, Nebraska senator
- John McCain, Arizona senator
Jamhuuriyiinta caddeeyay inay taageerada kala noqdeen
- Jeb Bush, former Florida governor
- Tim Pawlenty, former Minnesota governor
- Gary Herbert, Utah governor
- Jason Chaffetz, Utah congressman
- Carly Fiorina, former presidential candidate
- Barbara Comstock, Virginia congresswoman
- Mike Coffman, Colorado congressman
- Mike Lee, Utah congressman
- William Cohen, former secretary of defence
- Michael Hayden, Madixii hore ee CIA iyo guddoomiyiihii NSA
- John Kasich, Ohio governor, 2016 musharax madaxweyne
- Tom Ridge, Duqii Pennsylvania; Xoghayihii arrimaha gudaha
- Mitt Romney, Duqii Massachusetts
- Ileana Ros-Lehtinen, Florida congresswoman
Donald Trump ayaa diiday inuu is casilo oo tartanka isaga haro xilligan wuxuuna ku adkeystay inuu Aqalka cad ka talin doono.
Wadani.com