Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Madaxdii NGO-yada oo hogaaminaya Ololaha Doorashada Madaxweynaha ee Muqdisho [DHAGEYSO]

    Madaxdii NGO-yada oo hogaaminaya Ololaha Doorashada Madaxweynaha ee Muqdisho [DHAGEYSO]

    August 5, 2016Updated:August 8, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo xilliga doorashada dhaceyso aysan caddeyn oo la filayo inuu dib u dhac ku yimaado ayaa waxaa horeba olole doorasho bilaabay labadii Musharax ee ugu horeeyay kuwaasoo noqday xubno madax ka ahaan jiray ururo samafal NGO oo doonaya inay talada dalka qabtaan.

    Dhageyso Iidhehda musharax C/naasir

    http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/08/Musharax-Cnaasir.mp3

    Jibriil-Cnaasir

    Dhageyso Iidhehda musharax Jibriil

    http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/08/Musharax-Jibriil.mp3

    C/naasir  Cabdulle Maxamed: waa musharixii ugu horeeyay ee iidheh looga sameeyo warbaahinta gudaha, waxayna dadka Muqdisho har iyo habeen magaciisa ka maqlaan idaacadaha Muqdisho. Ka sokow inuu yahay musharax madaxweyne oo u tartamaya xilka wuxuu ururkiisii GURMAD ku galay ololaha isagoo sheegay inay u istaagtay inay xilka qabato.

    Jibriil Ibraahim Cabdulle: waa musharixii labaad ee iidheh iyo olole doorasho ka bilaaba warbaahinta Muqdisho,  isagoo guddoomiye u ahaa hay’adda CRD; laakiin wuxuu ololihiisu uga duwan yahay musharixii ugu horeeyay wuxuu ka gaabsanayaa weli inuu ku dhawaaqo inuu yahay musharax madaxweyne.

    Kadib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu siyaasadda kasoo galay dhinaca bulshada rayidka ah ayaa keentay inay dhiirigeliso saaxiibada ururada bulshada kasoo jeeda inay kursiga Villa Somalia soo raadiyaan oo weliba uga dheereeyaan siyaasiyiintii caadiga ahayd.

    Ujeedka loo doonayo madaxtinimada Soomaaliya ayaa isu bedelay goob laga xooleyso oo hadba ninkii kursiga taga uu ku takri falo hantida umada iyo deeqda dibadda laga helo, taasoo noqotay arrinta ugu weyn ee riixeysa musharixiinta jagada madaxweynaha Soomaaliya oo sanadkan lagu wado inay ka bataan kotomeeyo.

    Wadani.com

    C/naasir Cabdulle Doorashada 2016 Featured Jibriil Ibrahim Cabdule Musharax Ololaha Musharaxa Madaxweynaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNabadoon caan ah oo lagu dilay Gobolka Shabeelaha Hoose
    Next Article SAWIRRO: Dowladda Somaliya oo ciidamo NISA ah u sameysay maamulka Galmudug ee Caabudwaaq

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo