Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Madaxtooyada oo Wasiir Maareeye u xil saartay xuska sanadguuradda 3-aad ee Doorashadii Madaxweyne Farmaajo.

    Madaxtooyada oo Wasiir Maareeye u xil saartay xuska sanadguuradda 3-aad ee Doorashadii Madaxweyne Farmaajo.

    February 8, 2020Updated:February 8, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay maanta ku beegan tahay sanadguuradii saddexaad ee markii xilka loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sanadkan waxaan la arag xus iyo maamuuskii loo sameyn jiray maalintan.

    Labadii sano ee hore ayaa taageerayaasha Madaxweynaha oo ay abaabushay Madaxtooyada Soomaaliya waxay sameyn jireen munaasabado lagu xusayo maalintan, sida in adeegyo caafimaad loo fidiyo dadka qaarkood, boorar lagu xardho magaalada iyo kaalmooyin la gaarsiiyo dadka danyarta ah qaarkood, laakii nsanadkan ayaa gebi ahaan ka duwan kuwii hore.

    Xuskan ayaa ku soo beegmay shirka dalalka Midowga Afrika ee Addis ababa oo madaxweynaha Soomaaliya aanu marna ka baaqan, waxaana warbaahinta dowladda ay shaacisay in Wasiirka Warfaafinta uu caawa toos u fariisan doono TV-ga dowladda isagoo dadka kala hadlaya waxqabadka dowladda 3 sano jirsatay ee Madaxweyne Farmaajo.

    TV-ga dowladda ayaa sidan lagu qoray: “Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Maxamed Cabdi Xayir ayaa Caawa 7:00 fiidnimo illaa 9:00 Suaalo kaga jawaabi doona dadweynaha Soomaaliyeed kuwaas oo ku saabsan hormarkii la sameeyay iyo wixii u qabsoomay dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta sadax sano laga joogo markii la doortay, iyadoo Barnaamijkaasi uu toos uga bixi doono warbaahinta Qaranka..”

    Waxaa hore loo qorsheeyay inuu Madaxweyne Farmaajo furo xarumo waaweyn oo dib u dhis lagu sameeyay sida Tiyaatarka Qaranka, laakiin waxaa la sheegay in markii danbe arrintan la joojiyey sababo aan ka sheegin dartood, waxaana sii yaraanaya xiisadii loo hayey maalinta 8-da Febraayo xilli uu sanad kaliya u haray Farmaajo.

    Wasiir Maareeye ayaa jimcihii shalay lagu wareystay TV-ga dowladda, isagoo ka hadlay waxqabadka dowladda, balse in mar kale dib loo soo celiyo ayaan xiiso u lahayn dadka, waxayna dad badan is-weydiinayaan xilliga uu Madaxweyne Farmaajo shacabka hor imaan doono oo su’aalaha ay qabaan uga jawaabi doono.

    Farmaajo Top Wasiir Maareeye Xuska 8 Febraayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMax’ud Sayid & C/rashiid Janan oo abaabul ciidan ka wada Xuduudka & waanwaantii odayaasha oo la diiday..
    Next Article Is-rasaaseyn ka dhacday degmada Beledxaawo kadib markii ay tageen Ciidamada C/rashiid Janan & Qasaare..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo