War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso doorashada Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim CumarĀ Camey ayaa lagu eedeeyay inuu ku dhaqaaqay hab dhaqan ku cusub Puntland, iyadoo dowladda federaalka ay soo fartay inuu khalkhal geliyo doorashada Puntland, waxaana madaxtooyada Puntland ay xaqiijisay inaysan dhici doonin wax khalkhal ah.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA