Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxtooyada Uganda oo soo bandhigtay wixii dhex maray Farmaajo & Musaveni [Taladii casilaaadda Farmaajo]

    Madaxtooyada Uganda oo soo bandhigtay wixii dhex maray Farmaajo & Musaveni [Taladii casilaaadda Farmaajo]

    March 25, 2017Updated:March 25, 20173 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faaahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday kulankii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.

    Kulanka oo ka dhacay Villa Rosa Kempisky Hotel, magaalada Nairobi ayay labada madaxweyne uga hadleen xiriirka labada dal iyagoo is weydaarsday hadallo taariikh ah.

    “Waxaan kugu hambalyeynaa labo arrimood: tan koowaad guushii  laguu doortay madaxweynaha Soomaaliya iyo sida aad u dhageystay xikmaddii odayga ee ahayd inaadan  Soomaaliya uu curiyaamin” sidaasi waxaa yiri  madaxweynaha Uganda oo ka hadlayay sidii uu Farmaajo u aqbalay taladiisii ahayd inuu xilka ka dego markii uu ahaa ra’iisal wasaaraha Soomaaliya sanadkii 2011.

    Musaveni ayaa ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu dhiso ciidamada dalkiisa oo tababarna loo furo, iyadoo Uganda ay dalbatay in arrintaasi iyada loo xil saaro.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa uga mahadecliyay madaxweynaha Uganda Museveni taladii wanaagsaneed ee uu siiyay heshiiskii loo yaqaaney “Kampala Accord” ee uu isku casilay Farmaajo xilligii uu ra’isul wasaaraha ahaa 2011-kii.

    “Waxaa ay aheyd talo fiican, qofka waa in uu qaataa go’aan isaga oo eegaya maslaxadda dalkiisa, haddana waxaan xoogga saarayaa dhismaha ciidamada, qalabeyntooda iyo in aan ka hortagno Al-shabaab” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

    Warkan waxaa lagu qoray website-ka madaxtooyada Uganda, isagoo  qoraalka dhameystiran hoos ka akhriso


    President Yoweri Museveni and his counterpart, the newly elected Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed, have today held a bilateral meeting during which they discussed the security situation in the horn and development in Somalia.

    “I congratulate you on two counts; One, your recent victory as the new President of Somalia and two, I thank you for listening to the wisdom of the old man not to paralyse Somalia,” President Museveni said.

    In June 2011, Mohamed Abdullahi Mohamed the then Somali Prime Minister announced he was resigning following an agreement ending the troubled country’s transitional administration on the advise of President Yoweri Museveni who facilitated the signing of the agreement that is now referred to as the Kampala Accord.

    The President said the problem now is training the army and the National Security Officers (NSOs) and called on the new President to partner with Uganda to train and empower them for national service.

    President Mohamed Abdullahi Mohamed on his part thanked President Museveni for what he described as wise advise to him to step down during the Kampala Accord.

    “That was really good wisdom. Someone had to make the right decision in the best interests of the country. My main priority now is to reorganize the army and equip it and provide what it needs to face al shabaab and provide national security,” he said.

    The two leaders met at the Villa Rosa Kempisky Hotel in Nairobi ahead of IGAD summit on refugees.

    Heads of State under the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), an eight-country trade bloc that includes governments from the Horn, Nile Valley and the African Great Lakes are meeting to seek sustainable solutions to the Somali Refugee crisis.

    Farmaajo Somalia Top Uganda Yoweri Musaveni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo ku dhawaaqay in Puntland furtay nidaamka Xisbiyada badan
    Next Article Farmaajo oo Go’aan culus hordhigay Shir madaxeedka IGAD ee arrimaha Qaxootiga Soomaaliya [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo