Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni oo maanta loo doortay ayaa soo saaray amarkiisii ugu horeeyay, kadib markii la dhaariyey.
Qoraal ka soo abxay Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayuu ku amray bankiga dowladda Puntland iyo xisaabaadka maamulkliisa ku leeyahay Bankiyada gaarka ah inaan wax kharash ah laga bixin karin ilaa amar danbe.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA


![Madaxweynaha cusub ee Puntland oo soo saaray Amarkii ugu horeeyay [Muxuu ku saabsan yahay..? -Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/05/Puntland.jpg)