Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay.
Madaxweyne Xaaf ayaa caasimad KMG ah u magacaabay Cadaado oo horeba maamulka Galmudug ku shaqeynayay, iyadoo caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi ay tahay magaalada Dhuusamareeb.


![Madaxweynaha Galmudug oo caasimad KMG ah u magacaabay Maamulkiisa [Akhriso wareegtada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Xaaf.jpg)