Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir-ku-xigeenada maamulkaasi oo ka harsanaa Golaha Wasiirada.
Wareegto lagu magacaabay 11 Wasiiru-dowle iyo 25 Wasiir u xigeen ayaa kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug, iyadoo la sheegay in lagu dhammeystiray Golaha wasiirada Galmudug oo hadda yeeshay Gole Wasiro oo ka badan 60 xubnood.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADOODA


