Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa caawa xilli danbe ku dhawaaqay Gole wasiirada cusub ee Maamulka Galmudug oo ka kooban 23 wasiir.
Golaha Wasiirada oo in muddo ah la sugayey ayaa waxaa kasoo dhex muuqday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo si weyn mucaarad uu ahaa madaxda dowladda dowladda Soomaaliya oo ka danbeeyay inuu Madaxweyne noqdo Qoorqoor.
Wasiirada cusub waxaa ka mida: Axmed macallin Fiqi oo loo magacaabay wasiirka Amiga Gudaha Galmudug iyo Saabir Nuur Shuuriye loo magacaabay wasiirka Dekedaha Galmudug.
HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA

