Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulalahi Cosoble ayaa degmooyin u magacaabay gobolka Hiiraan.
Saddex degmo ayaa lagu soo kordhiyay gobolka Hiiraan, iyadoo lagu magacaabay wareegto kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle.
Degmooyinka cusub ee la magacaabay waxay hor u ahaayeen tuulooyin, iyagoo kala ah: Far-libaax, Ceelcali iyo Halgan.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA


![Madaxweynaha Hirshabeelle oo 3 degmo oo u cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan [Wareegto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/11/Cali-cabdulaahi-Cosoble-1024x576.jpg)