Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweynaha Hirshabeelle oo difaacay siyaasadda arrimaha dibadda dowlada Federaalka [Dhageyso]

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo difaacay siyaasadda arrimaha dibadda dowlada Federaalka [Dhageyso]

    September 22, 20171 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa difaacay in dowladda Federaalka ay maamusho siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

    Madaxweynaha dhowaan la doortay ee aan la caleemo saarin Maxamed Cabdi Waare ayaa  sheegay in dowlada Federaalka ay xaq u leedahay siyasadda dibadda, iyadoo maamul goboleedyadu ay ku leeyihiin uu yahay talo bixin.

    “Xiriirka Caalamiga ah waxaa iska leh Dowlada Federaalka, Doorka maamul goboleedyada uga furan waa talo bixin, waa farsamo waa danahooda iyo mashaariicdooda ay soo gudbiyaan..” ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne.

    Wuxuu caddeeyay inay muhiim tahay dhowrista dastuurka dalka u yaala oo kala qeexaya awoodaha Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada, wuxuna wareysi ay la yeelatay idaacadda VOA-da  ku sheegay  in mowqifka dhexdhexaadka ee dowlada Federaalka aka qaadatay arrimaha khaliijka uu dan u yahay mid ka mida labada labada dhinac ee iskhilaafsan.

    Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay maamul Goboleeyada dalka oo taageera dowladda Federaalka oo khilaaf ka heysto madaxda maamullada dalka.

    http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2017/09/Dhagayso-madaxweynaha-Hirshabelle-oo-aaminsan-fikir-ka-duwan-dowlad-goboleedyada-kale.mp3
    Hirshabeelle Khaliijka Maxamed Cabdi Waare UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Maxaa Madaxda Maamul Goboleedyada ku Qasbaya inay la saftaan Imaaraadka & Sacuudiga..?
    Next Article Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo jawaab kulul u diray Trump [Waa in maskaxdiisu fadhin]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo