Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabid cusub sameeyay isagoo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golaha Wasiirada maamulkiisa.
Waa markii labaad muddo bil gudaheed ah oo madaxweyne Waare uu magacaabid sameeyo, iyadoo ay xaalad adag kasoo wajahday baarlamaanka Hirshabeelle, waxaana 13 xubnood oo ka mida 15 xubnood oo loo magacaabay wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowleyaal ay yihiin xildhibaanno:
HOOS KA AKHRI LIISKA